Home » Qoraallada Halkudhegga "holland"

Nederland oo Qorsheyneysa Dib u soo Celinta Muwaadiniin Soomaali ah kuwoodii ugu Badnaa

Apr 3, 2012
Xukuumadda Netherland ayaa iminka wadda qorshe ay dib ugu soo celinayso dalka in ka badan Lixdan Muwaadiniin Soomaali ah kuwaasoo ku sugan haatan dalkeeda. Muwaadiniintan Soomaalida ah ayaa hore u weeydiistay in dalkaas laga siiyo Magan gelyo ha yeeshee xukuumadda ayaa si bareer ah ugu gacan seeyrtey codsigii qaxootigas Soomaalida ay ku doonayeen in ay ku helaan sharci dal ku joog ah. Qaxootigan Soomaalida... 
Halkudheg:

Soomaalida Holland oo kaalinta koowaad ka gashay dadka ugu liida xagga waxbarashada iyo horumar la’aanta.

Feb 13, 2012
Shir ay isugu yimaadeen Soomaalida degan wadanka Nederland oo looga hadlayay warbixin sanadeed ay soo saartay dowladda kana hadleysay horumarka iyo dib u dhaca dhinaca nolosha ee ay wadanka ka sameeyeen dadka qaxootiga ah ee u dhashay dalalka Ciraaq, Iiraan, Afghanistaan & Soomaaliya ayaa ka dhacay magaalada Amsterdam. Shirkani oo ay kasoo qeybgaleen ururada Soomaalida ee ka dhisan Holland, waxaana... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...