Home » Qoraallada Halkudhegga "Garaad"

Shiikh Shakuul: Aan garteena kala goosanee gogol inoo xaar! | Q.3aad

Feb 7, 2013
Bismillaahi Raxmaani Raxiim Mahad oo idil Illaahay baa iska leh nabad gelyo iyo naxariis Nebi Muxamed(SWC) korkiisa ha ahaato. Sayid Maxamed Cabdule Xassan oo ka hadlayey qolyo asaga oo aan ka fileyn gaadey oo xoolihiisii ka dhacay ayaa wuxuu lahaa erayadan: Caku iyo wayey hadii la is  caraadaayo, cishadii tagtaan dagaal iga calaal meene… Ugu horayn aqristayaasha sharafta leh waxaan u cadeynayaa... 
Halkudheg: ,

Aan Garteena kala goosane gartaada ma qaadan? Q. 2aad | Sh. Shakuul

Feb 4, 2013
Sh. Maxamed Ibraahim Shakuul Qaybtii 2aad.   Hordhac iyo Araar. (Qaybtii 2aad) Mahad Alle ka dib, Waxaan u mahadcelinyaa akhuunaa Yaasiin Garaad, qoraalkiisa 2aad. Inkastoo aanan walaalkay anigu si rasmi ah uga dalban ama ku kallifin inuu is cadeeyo, oo aan tilmaamay inay fiicnaan lahayd oo kaliya in uu waxyaabaha qaarkood cadeeyo, hadana waxaan si gaar ah uga mahad celinayaa is xilqaankiisa sida... 
Halkudheg: ,

Shiikh Shakuul: Aan garteena kala goosanee gogol inoo xaar!

Jan 12, 2013
Wixii Qoran baa Quruuma haree muxuu Hadal Qiimaleeyahay Waxaa yiri Abwaan Soomaaliyeed Walaalkay nimaan u haystay Muxuu wado ii fariistay Maxaa dacar ley walaaqey Waxay kamid ahayd maanso kooxdii Iftin   Niman yohoow dantay baan hadlaye iga daliil qaata Dacwadeyda meeshaan u dhigo fiira dib u yeesha..! Mirahan waxay kamid ahaayeen Gabay uu Allaha u naxariistee Sayid Maxamed C/Xassan ugu jawaabayey... 
Halkudheg: ,

Boobka Badda (Indian Ocean) iyo Soomaali oo noqotay Agoon loo Itaal sheegtey

Oct 2, 2011
Waxaa layiri nin Soomaali ah ayaa isku subax wuxuu aasey oo ciidda ku wada rogey aabihiis iyo wiilkiisii curadka ahaa. Subaxaasu wuxuu noqdey kii ninkaas ugu naxdin iyo murugo badnaa intii uu noolaa. Ninkii oo murugeysan ayaa wuxuu yiri oraahdan: Sii Akhri  Read More →
Halkudheg: ,

Muqdishooy yaa ku Dumiyey? – Yaasiin Garaad

Aug 30, 2011
Naftaydaay wax ila garo, gocoshada ka faalee, Guyaal hore waxaa jirey goo gaa iyo cadalee, malaha waa af-garashee iga gunud fariimaha… Soomaalidii hore waxaa caado iyo dhaqan u ahaan jirtey inay in badan ay dareenkooda ku muujiyaan ama ku gudbiyaan qaab suugaaneed, sida Gabeyge, geereerka, guuroowga, heesaha, iwm. Sidaa darteed ayaa waxaa layiri nin aad ugu fiicnaa cayaaraha miyiga laga cayaaro,... 
Halkudheg: ,

UWSLF: Nina Guusha Kuma hanto Hilib Walaalkiise iga Hooya Caawey Waanadu Haybad leedahaye | Yaasiin Garaad

Aug 30, 2010
Mahad ideylkeed Illah baa leh Nabadgelyo iyo Naxariis Nebi Muxamed Korkiisa ha ahaato Hordhac Ugu horayn waxaan mahad balaadhan u celinayaa dhamaan walaalihii igala soo xiriiray Dunida daafaheeda kala duwan kadib markii ay akhriyeen maqaalkii aan ugu Magac daray “UWSLF Dillaal waxaad cunaysaan  intaan Dunida Joogaa” Intii talo ii soo dirtooy, taladiinii waa aqbal, intii awoodeyda ah, Intii... 
Halkudheg: ,

UWSLF “Dillaal waxaad cunaysaan intaan Dunida Joogaa” | Qore: Yaasiin Garaad

Aug 25, 2010
Run baa Fiican, Beenbaa Rafacan, Raran Cadaab baa leh. Gabyaa Soomaaliyeed oo aanan aqoon magiciisa iyo inuu noolyahay midna ayaa Gabaygiisa waxaa kamid ahaa qaybtan! “Midka yiri Midnimadaan kadudin kalina waan muuqan ee yiri wadkaygay matalin magaca Somali, Mengistana walaal baan kadhigan magan galyaan raadsan, Macaan iyo inuu khayr kahelin maalin lagu waaro, sedex magac Alloo xaajadaa layma marinsiiyo.... 
Halkudheg: ,

Gabay “BAAFIN” | (Abwaan Xasan Garaad Warsame)

Apr 1, 2010
Gabaygani Hal-ku-dhiggiisu waa “BAAFIN” waxaana tiriyay Abwaan Xasan Garaad Warsame.  Akhristow gabaygani wuxuu ka tarjumayaa baadi qof gashay oo wejiyo kala duwan leh, haddaba si fiican u dhuux oo isku day inaad fahamto bal baadidaasi nooca ay tahay iyo nuxurka uu gabaygu xambaarsan yahay.  Marka aad ka bogato akhriska gabayga, fadlan aragtidaada noogu soo dir emailka hoose ee abwaanka.  Waa... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...