Home » Qoraallada Halkudhegga "Dr. Khadar"

Sh. Khadar Jaamac oo dhibaatada ilma iska soo tuurida ku qaatay Ph.D.

May 12, 2015
Sh. Khadar Jaamac ayaa gaaray darajada Ph.D. kadib markuu baaritaan kusameeyey  “Dhibaatada ilma iska soo rididda ee  kataagan Galbeedka, asbaabteeda iyo Axkamteeda dhinaca shareecada Islaamka” Sh. Khadar ayaa mowduucan ka diyaariyey cilmi baaris kuna mutaystay inuu ku qaato Dictooraa, (Ph.D. Sheikh Khadar ayaa ka qaatay Dictoorada Jaamacada  Graduate Theological Foundation (GTF) ee kutaala... 
Halkudheg:

Wadaadow kuuma bogin Dr. Khadar Jaamac

Mar 4, 2015
Dhamaadkii 1970-kii dalka Soomaaliya waxa ka curtay baraarug iyo hilaw loo qabo barashada diinta, waxayna Soomaaliya kalamid ahayd arrinkan dunida muslimka oo dhamaanteed baraarugani saaqay ama saameeyay. Waxaa u guntaday barashada diinta xulkii bulshada rag iyo haweenba, taas oo wax kabadashay aragtidii laga haystay wadaadka iyo ishii qaloocnayd ee lagu eegi jiray macalin diyaanaha. Markii ay dhacday... 
Halkudheg:

Dhalashadii la eeday ee calmaaniyada

Dec 12, 2014
Aragtida lagu magacaabo (Theocracy) oo ah in nidaamka dawladeed ilaahnimo sheegto, ama ku andacoodo inuu ilaahay toos ula xidhiidho, waxay ahayd aragti kahana qaaday wadamada reer galbeedka, wakhtigii kiniisaduhu talada maroorsadeen. Kaniisaduhu intaa kumay ekaan ee waxay isku darsadeen faragalin ay kusameeyeen diintii ay haysteen oo waxna ay ku dareen waxna ka dareen, isla markaana waxay gaashaanka... 
Halkudheg:

Dawladnimo, Danguud, iyo Dayaca Soomaaliyeed.

Dec 2, 2014
Dawladnimadu waa teedka iyo darbiga ugu muhiimsan ee umadduhu ku naaloodaan. Umadaha qadarinta iyo tixgalinta kuleh nolosha, waxay kutiirsan yihiin nidaam  dawladdeed oo u taagan aaya kalintooda. Dhamaan xadaaradaha lajanto ee dunida ka hanaqaaday waxa hormood ka ahaa dawlad han iyo higsi leh. hadaba muslimiintu waxay si wadar ah u dugsanjireen mudo dheer xukunkii khilafada Islaamiga ahayd (Islamic... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...