Home » Qoraallada Halkudhegga "Domain"

Qoraal ku saabsan Heshiiskii Domainka SO ee Shirkadda Japan iyo DFKMG oo loo qaybiyey Golaha Wasiirada

Feb 22, 2011
Qoraal loo qaybiyey Golaha Wasiirada DFKMG oo nuqul kamid ah uu soo gaaray SomaliTalk.com ayaa muujinaya heshiiskii dhexmaray DFKMG iyo shirkadda GMO ee ku saabsan Domain-ka .SO, heshiiskaas oo ku qoran luqadda Ingiriisiga ee loo qaybiyey golaha Wasiirada, laakiin aan ilaa hadda la keenin baarlamaanka, ayaa waxaa ku saxiixan Wasiirkii hore ee Boostada iyo isgaarsiinta Juurile (Prof. H.E. Abdirizak... 
Halkudheg:

Afar toddobaad ayaan ku soo bandhigi doonaa dhammaan heshiisyadii lala galay DFKMG kuwa la ogyahay iyo kuwa qarsoonba….

Dec 28, 2010
Farmaajo oo Sheegay in Cumar C/rashiis warqad u qoray Saracen Internation ku saabsan Heshiiska lala galay shirkadda Maxamed C/laahi Farmaajo oo hortegey Baarlamaanka, sharraxaadna ka bixiyey heshiiskii Shirkadda Saracen ee DFKMG la gashay… 15-kii May 2010 ayaa ra’iisulwasaarahii hore waxaa uu warqad u qoray shirkadda Sarecen International, taas oo ku sumadaysnayd:  OP/ IT/006490510, Khamiis... 
Halkudheg: ,

JAPAN – ONE OF THE TOP PIRATES IN SOMALIA – From Fish-Poacher To Domain-poacher

Dec 28, 2010
From the SMCM (Somali Marine and Coastal Monitor): (and with a view on news with an impact on Somalia) JAPAN – ONE OF THE TOP PIRATES IN SOMALIA Japanese corporate kleptomania in bed with anarchic state By Venatrix Fulmen (WTN) Not only does Japan steal precious tuna from Somalia, now they robbed the country’s top-level domain. That piracy is all about business is known since the days... 
Halkudheg:

Cumar C/rashiid oo beeniyey in Xukuumaddiisii ay Heshiis la gashay Shirkadda Saracen international

Dec 27, 2010
“Haddii ay tahay sida uu wasiirka maaliyadda sheegayo oo ay tahay in madaxweynaha saxiixay, ruuxeeda waa sharci darro sababtoo ah xukuumaddii aniga oo arrinta shaqada ku lahayd ayaa lala garab maray…. ” Cumar C/rashiid. Q1: Halkan ka dhegeyso Waraysiga Cumar C/rashiid (VOA) [audio:http://somalitalkradio.com/cod/aa_cumar_shirkadda.mp3] Qaybta labaad ee waraysiga ra’iisul wasaarahii... 
Halkudheg: , ,

Khudbadda Wariye Cabdiqafaar Axmed Shire

Dec 14, 2010
Uu ka jeediayay Hotel Barakaat oo uu kula kulmay Warbaahinta Soomaalida. Bar-kulan Waa idaacadda ugu Musuqmaasuqa badan Soomaaliya, Waxaana Taageera Qaramada Midoobay Hordhac Ugu horeyn Bismilaah, Mahad dhamaanteed ilaahay ayay uu sugnaatay, waxaana qirayaa inuusan ilaah jirin marka laga yimaado ilaaha xaqa ah ee macbuudka ah oo sida sharciga ah koonkan u taagay islamarkaana ku abuuray, ku irzaaqay,... 
Halkudheg:

Weriye Shaqadiisii ku waayey barnaamij uu ka diyaariyey Domainkii SO ee la iibsadey – Idaacad ay maalgeliso UN

Dec 14, 2010
“Bar-kulan Waa idaacadda ugu Musuqmaasuqa badan Soomaaliya, Waxaana Taageera Qaramada Midoobay” Sidaas waxaa Khudbadda ku jeediyey Wariye Cabdiqafaar Axmed Shire, kana jeediayay Hotel Barakaat oo uu kula kulmay Warbaahinta Soomaalida.. SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

A PETITION FOR AN INVESTIGATION INTO INTERNATIONAL CORRUPTION CASE

Dec 9, 2010
TO: . United Nations Political Office for Somalia . International Contact Group on Somalia . Office of the President-Somali Transitional Federal Government . Office of Prime Minister-Somali Transitional Federal Government . Somali Republic Supreme Court CC: . Internet Corporation for Assigned Names and Numbers (ICANN) . World Trade Organization. . World Bank Anti-Corruption Unit. . Transparency International... 
Halkudheg:

Jawaab ku socota Wasiirka boostada iyo iibinta Domainka SO

Dec 6, 2010
Hadalka wasiirka meel buu iska qabsan la’ayahay…. Eng. Ismail D. Osman: Annagoo tixraaceyno warbixin iyo wareysi uu bixiyay Wasiirka Warfafinta & Boostada oo ka hadlay arrimaha domainka qaranka ee dot.SO ayaa wasiirku si cad u dafiray isagoo sheegay inaan domainka la iibin isla markaana waxa uu sheegay in domainka lagu wareejiyay shirkad ajnabi ah. Hadalka Wasiirka meel buu iska qabsan... 
Halkudheg:

Wasiirka Warfaafinta DFKMG oo si kulul u beeniyey in la iibsaday Furihii Internet-ka ee Qaranka Soomaaliyeed

Dec 5, 2010
Shirkad reer Japan ah ayaa noo maamusha Domain-ka Soomaaliya .SO Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Dowladda Federaalka C/kariin Xasan Jaamac ayaa mar uu ka ambabaxayey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho uuna ku sii jeeday dalka Mareykana isagoo ka qaybgalaya shir ku saabsan isgaarisinta ayaa si kulul u beeniyey in la iibsaday Furihii Internet-ka Qaranka Soomaaliyeed ee Domain .SO, isagoo... 
Halkudheg:

iibinta Astaanta .SO. ee Qaranka Somaliyeed

Nov 12, 2010
1960 Markii u xornimadiisa ka helay waddamada Ingriiska iyo Talyaaniga oo gumeysan jiray Somaliya, waxaa helnay aqoonsi buuxda oo adduunyada noo aqoonsatay in Somaliya aay tahay waddan xor ah. Iyadoo la tixraacayo xornimadaas ayaa Somaliya waxay yeelay labo (2) shey oo lagu aqoonsado oo kala ah 1. Calanka buluugga ah oo xidigta cad aay dhaxda kaga taal (taasoo astaan u noqoto dhinaca aragga). 2.... 
Halkudheg:

DFKMG oo Shirkad Ajnabi ah ka iibisey Domainka Internetka ee Soomaaliya (SO)

Nov 12, 2010
Heshiis Qarsoodi ah oo ka dhacay Nairobi iyo Tokyo oo Shirkad Laga leeyahay Dalka Japan  laga iibiyey Domain-ka Rugta Internetka rasmiga ah ee Dalka Soomaaliya (SO), shirkaddaasina noqonayso midda maamusha…. Dhowaanahan waxaa soo shaac baxayey in xukuumadda Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya ay iibisey magaca guud ee Diiwaanka u ah DOMAIN-ka Internetka ee Soomaaliya ee loo soo gaabiyo .SO in shirkaddaasi... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...