Home » Qoraallada Halkudhegga "dalka"

Musharax Prof Saciid Ciise oo booqday Afgooye

Jun 24, 2012
Gudoomiyaha xisbiga Dadka ahna musharax u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee dalka Prof Saciid Ciise Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu horkacayo ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku tagay dagmada Afgooye oo ka tirasan Gobolka Sh/hooose waxaana booqasahdiisu salka ay ku heysay sidii uu xisbigu xafiis uga furan lahaa dagmada Afgooye . Halkan ka daawo Sawirada Waana markii ugu horeysay xafiis siyaasadeed... 
Halkudheg:

Damaca Siyaasada Turkiga Lama Aqbali Karo

Jun 3, 2012
Qarnigii 15aad dowladii Turkiga waxey xukunkeeda ku maamuleysey xeebta Zeylac ilaa gobolada Harar iyo Shawo oo ay ku nooleyeen abayaasheeni Soomaaliyeed. Dowlada Turkiga uma sameyn Soomaalida iney iyagu ismaamulaan, waxeyse door biday iney wadankeeda kala timaado dad u dhashay wadankeeda oo Soomaalida maamula. Dowladii Turkiga waxey Soomaalida ku soo gashay degaankooda qaab diimeed salka ku haya beerlaxawsi... 
Halkudheg:

Xaflad lagu xusayey sanadguuradii 1aad ee ka soo wareegtay aasaaskii xisbiga DADKA oo Muqdisho lagu qabtay

Jun 2, 2012
Xaflad balaaran oo lagu maamuusayey sanadguuradii 1-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii xisbiga dadka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana munaasabadaas ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada sida dhalinyarada haweenka, Fanaaniin, odayaal, qaar ka mid ah waxgaradka beelaha Soomaalida, dadweyne fara badan oo watay boorar iyo marti sharaf kale. Munaasabadan oo aheyd mid si weyn loo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...