Home » Qoraallada Halkudhegga "Dahabshiil"

Shirkadda Dahabshiil ayaa markii u horreysay si cad uga hadashay ujeedooyinkeeda maalgelinta warshad sibidhka soo saarta ee ay doonayso inay hirgeliso

Apr 27, 2011
Maamulaha Guud ee shirkadda Dahabshiil Mr. Cabdirashiid Maxamed Siciid oo xalay ka hadlay xaflad uu ka qaybgalay oo shahaadooyin lagu guddoonsiinayey ardaydii iyo dadkii ka qaybgalay tartankii toddobaadka dhaqanka ee dhawaan la soo gebogabeeyey, waxa uu ka waramay ujeedooyinka ay ka leeyihiin warshadaasi. Cabdirashiid waxa uu sheegay in warshadda ay damacsan yihiin hirgelinteedu noqon doonto mid dalka... 
Halkudheg:

41 Sanno Kadib Shirkadda Dahabshiil oo u Dabaaldegeysa Sannad Guuraddiin Koobaad Banki Ku Shaqeeya Shareecadda Islaamka oo Laga Furey Dalka Jabuuti

Mar 21, 2011
Xaflad lagu xusayo sannad guuraddii koowaad ee Dahabshiil Banka International Jabuuti oo ay ka soo qayb galeen Gudoomiyaha Dahabshiil Bank, xubno ka mid ah Culumaa’udiinka waaweyn ee dalka Jabuuti iyo martisharaf kala duwan ayaa lagu qabtey Guriga Ummadda ee caasimadda dalka Jabuuti 20/03/2011. Halkaan ka daawo sawirada Munaasabaddan oo ahayd mid lagu soobandhigayey sannad kadib wax qabadka Dahabshiil... 
Halkudheg:

BUSHAARO…BUSHAARO: Xisaab ma ku leedahay Dahabshiil?

Jun 6, 2010
Macaamiisha shirkadda Xisaabaadku uga furan yihiin waxa loogu BUSHAAREYNAYAA inay lacagtooda xisaabta uga furan shirkadda ka qaadan karaan laanta ama xafiiska ugu dhow ee shirkadda Dahabshiil leedahay iyada oo ONLINE looga dhigay ADEEGGA Macaamiisha cusub ee Shirkadda waxa loogu furi doonaa xisaabta lacag la’aan – BILAASH! Macmiilka eCash leh iyo ka aan lahayniba waxa uu ka helayaa laamaha Dahabshiil... 
Halkudheg:

Warar Goos Goos ah ee Maanta

Apr 13, 2010
Shirkadda Dahabshiil oo la gudoonsiiyey Abaalmarinta Adeegga Bulshada iyo  Wasiir Kuxigeenka Amniga Puntland (Xoosh) oo la hadlay reer  Minneapolis iyo Duqayn ka dhacday Muqdisho…. Wararkaas faahfaahsan hoos ka akhri: ……… Khudbadii W/xigeenka Amniga Puntland Cali Yuusuf Xoosh u jeediyey Jaaliyadda Minneapolis HALKAN KA DAAWO.. …. Duqeymo iyo madaafiic oo la isku weydaarsaday... 

Job Vacancies in Dahabshil Bank International (DBI)

Feb 27, 2010
Dahabshiil Bank International (DIB) is a new bank established in the Republic of Djibouti. The bank has been promoted by Dahabshiil Financial Services, which is a household brand in the Horn of Africa and the Diaspora as a leading Money Transfer Operator with more than 1000 branches and agents in over 60 countries around the world.  DBI offers a suite of financial products and services to both retail... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...