Home » Qoraallada Halkudhegga "dacwad"

Dhallinyaradii danbiyada loo haystay oo markale la keenay maxkamad kutaala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Nov 11, 2010
12-kii Dhallinyaro ee ciidammada ammaanka dalka Mareykanku ay xabsiga u taxaabeen maalintii Isniinta ahayd, ayaa shalay oo talaado ah iyo maanta oo arbaco ah markale la keenay maxkamad kutaala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Dhallinyaradan eedeysan  ayaa iskugu jira rag iyo dumar ay 11 Soomaali yihiin, halka hal will uu isagu ajnabi yahay. Sidoo kale dhallinyaro kale oo Soomaali ah, tiradooduna... 
Halkudheg: ,

Soomaali Dacwooyin looga soo oogay Saddex Gobol oo Maraykan ah

Nov 9, 2010
Waxaa Isniintii (Nofember 8, 2010) aroortii hore iyo habeen hore saqdii dhexe si lama filaan ama kadis ah guryahooda loogu yimid oo lana xir xiray sadex iyo labaatan qof oo 22 kamid ahi ay yihiin Soomaali. Dhamaan dadkan la raadinayo oo ay tiradoodu gaareyso 29 ayaa waxaa hada la hayaa 23 kamid ah, halka 6 qof wali la baadi goobayo, lana la’yahay. Saddex gobol oo Maraykanka kamid ah, kala ahna Minnesota,... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...