Home » Qoraallada Halkudhegga "cabdullaahi-siyaasi"

Midnima La’aantiina Roadmap , Shirka London, Iyo Mid Kalaba Waa Faashil

Feb 2, 2012
Idinkaa mooday mooyee weligood saaxib idinlama noqon, waxay saaxib u ahaayeen dantooda , Ingriiska Hargaysa saaxib lama noqon ,Talyaaniga koofur saaxib lama noqon, haddeer Amisom Muqdisho saaxib lama ahan, Puntland kuwa haddeer dhegta ugu sheegayo waxaad gaarteen heer aduunka idinla mucaamilo saaxib lama ahan, Bakool, Bay, Beladweyne ,Bu’aale ,Baardheere iyo Buurdhuubo kuwa dabaabadaha ku soo... 
Halkudheg:

Yaa Mudan Hogaankeena | Cabdullaahi Siyaasi

Nov 29, 2010
Fariin furan ee ku socoto Wasiirka Kowaad Mudane Maxamed .C.Farmaajo Ma harsan mana hergelin Soomalida inta jecel in laga baxo dhibaatada dadkeena iyo dalkeena dul taal ee labaatan jirsatay tan iyo inti Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo laguu magacaabay xilka wasiirka Kowaad, wadnaha ayey farta ku haayeen inta uu barlamaanka ka ansixinayo dowladi aad soo magcawday . dadka kuwooda wanaagsan marnaba... 
Halkudheg:

Afeef Kuuma Laabno Ee U Fiirso Magacaabista Wasiirka Kowaad. Fariin ku socoto Madaxweyne Shariif Shikh Axmed

Oct 2, 2010
Arrintu waa dhanaantahay ,muqdisho dabka ay saaratahay kulayl uma dhino , kar-karkaas waxaa u dheer dhagar qabe, mid dhiiga ummaddeena ka taajira, mid warka iyo dad isku dirkooda ka taajira iyo mid xoola ceebeedka tuuksika lagu soo helay derbiyadeeda u taagan. Madaxweyne Shariif Shikh Axmed, sharafki aad ku heshay Xabashi bixideeda shidda badan ayaa laga helay . horaba dhib, rafaad iyo dhiig daahira... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...