Home » Qoraallada Halkudhegga "caawin"

Hooyo Maryan “Canugeyga iyo Gacanteyda waxaan ku Waayey Markii uu si Bareer ah ii Toogtay Askeri Ugaandheys ah”

Aug 26, 2012
Hooyo Maryan Maxamed daa’uud Isaaq oo ah Haweeney Spoomaaliyeed oo haatan ku dhibaateysan Magaalada Muqdisho ayaa ka cabaneysa Dhibaabto uu u geystey Askari u dhashey Wadanka Uganda waxayna Hooyo Maryan oo ka sheekeyneysaa Dhabaatadaas waxayna ku bilowdey Hadalkeeda Sidatan “Soddonkii Jannaayo Sanadkii hore anigoo galaya Gurigayga oo ku yaala Degmada Shanggaani ayaa Askeri Ugaandheys ah oo... 
Halkudheg: ,

Hay’ada HARO oo Gacan Ka heleysa Hay’ada WAMY oo Deeq Raashin kala duwan Gaarsiiyey Laba Kaam oo ku yaala Degmadda Boondheere

Jan 3, 2012
Hay’addaha Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo Gacan ka heleysa Hayadda World Assembly Of Muslim Youth (WAMY) ayaa deeq noocyo kala duwan ah gaarsiisey dadka Barakacayaal ah oo ku nool laba kaam oo ku yaal Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir. Kaam lagu magacaabo Webi Shabeele ayaa waxaa Deeq raashin ah la siiyey Qoysas Tiradooda gaareyso Kun Qoys waxaana qoys kasta la siiyey 25... 
Halkudheg:

Waxqabadkii lix bilood ee Dugsiga Waxbarashada Caruurta Indhaha la’ iyo kuwa Indhaha iyo Dhegaha wada la’ ee Al-Basiir

Jul 4, 2011
Baaq loo jeediyey Hayadaha Samafalka iyo dadka Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa. Markii ay dhaceen dagaaladii Soomaaliya ayaa waxaa dagaaladaas sababeen dhibaatooyin dhinacyo badan leh hadaba dadka soomaaliyeed ee Indhoolayaasha ayaa dhibaatadii ugu xumeyd ay ku dhacdey iyadoo taasi ay jirto ayaa ururo badan oo Indhoolayaal ah sameysmeen kuwaas oo daryeel badan u fidiyey dadka... 
Halkudheg:

Fadlan caawi wiilkaan yar oo la ildaran xanuun kaga dhacay xubinta taranka.

Jun 5, 2011
Wiilkaan yar waxaa la yiraahdaa Khalid Cabdulahi Maxamed (galeyr)  waa 6 bilood jiroo kaliy. wiilkaan wuxuu ku dhashay asagoo ka jiran xabuunta taranka,waxa wiilkaas yar la geeyey dalka ethopia hadana dhaqaale xumo jirta awgeed ayaa wiilkaas yar waxba loo qaban waayey. ugu  danbeeytii waxaa la isla gartey in wiilkaan yar oo dhibanaha ah wax loo weeydiiyo walaahiis muslimiinta ah si ay wax tar ugu... 
Halkudheg:

Khadar wuxuu dhashey isaga oo Calooshiisa iyo Wadnihiisa Banaanka yaalaan

Mar 24, 2010
Mucjisooyinka Rabbi waa badan yihiin subax walba waxaa arkeysaa wax kaa yaabiya taasina waa awooda rabbi hadaba iyadoo taasi jirto ayaa deegaanka Xaafadda Xamar Jabjab Magaalada Muqdisho waxaa hooyo soomaaliyeed ay ku dhashey Canug ay banaanka taalo Calooshiisa iyo Wadnahiisa taasoo ay si aad ah ula yaabeen dadkii ka dhawaa ama soo arkey Canuga oo ah wiiil waxaa lagu magacaabaa Qadar Maxamed Muxyadiin... 
Halkudheg:

Khadiijo waa 11 jir Madfac firirkii uu dhabarka uga jiro una baahan qalliin deg deg ah

Feb 10, 2010
 Dadka dhibaatadu ku dhacday ee Madaafiicdu cuuryaamiyeen waxaa ka mid ah Khadiijo Cumar Axmed oo ah gabar yar oo 11 jir ah, xili habeen ah ayaa madafc ka dul dhacay  Khadiijo, Gabar la dhalatay  iyo Hooyadeed oo u sii baxsanayey guri Shub ah oo ay doonayeen inay madaafiicda  la isweydaarsanayey uga gabadaan, waxaana halkaasi ku geeriyooday Hooyo Raxmo Axmed Jimcaale (Allaha u naxariisto)  oo... 
Halkudheg:

Dugsiyada Quraanka Kariimka ah Lagu Barto Ee Deegaanada KM-13 Ee Loo Barakacay Oo ay Ka Muuqdaan Dayacnaan Aad U Baahsan

Jan 24, 2010
  Hay,adda Horumarinta iyo Samafalka ficil ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaano  Fidro (Ficil Develoment Relief  Org ) ayaa maanta qaylo dhaan kasoo saartay dadka barakacaaysha ah gaar ahaan dugsiyada quraanka iyo weliba goobaha wax lagu barto taasoo ay sheegeen inay jirto hoy la,aan baahsan oo soo wajahaday goobaha dugsiyada quraanka iyo weliba caruurta dhibaataysan ee isugu jira Agoonta iyo kuwa... 
Halkudheg:

Boqolaal Qoys Oo Barakacaal Ah Oo Guryahooda Dab Qabsaday Kadib La il Daran Xaalad Hoy La’aaneed Iyo Mid Nololeedba

Jan 16, 2010
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Ilaa boqol iyo lixdan qoys oo barakacayaal ah ayaa dab qabsaday guryahoodii oo ka samaysnaa jawaano iyo baco, ayadoo aan la ogayn sababta dhabta ah ee ka dambaysa dabkaas ay ku shuf beeleen ilaa Boqol iyo Lixdan Bush. Dadkan barkacayaasha ah ee deganaa deegaanka xaafada buulo xuubey ee agagaarka Schoolka Hoose dhexe jabuuti ee degmada wadajir ayaa cabasho xoogan... 
Halkudheg:

Muqdisho: Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Norway oo gacan ka geysanaysa Wax u qabashada Dugsiyada Qur’aan

Jan 12, 2010
Muqdisho:-Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Dalka Norwey ayaa bilowday qorshe lagu tabarucaayo dhaqaale lagu kabayo Dugsiyada Qur’aanka Kariimka Ee Magaalada Muqdisho. Dugsiyada Qur’aanka Kariimka Ee Muqdisho ayaa waxaa qaarkood lagu bilaabay dib u dhis iyo taageerida Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka Kariimka Ee Magaalada Muqdisho. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Dugsi Qur’aan ay dhistay Jaaliyada... 
Halkudheg:

Gabdhaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Yatakoori oo Gurmad u sameeyey Wiil soomaaliyeed oo u baahnaa Qaliin

Jan 11, 2010
Zakeriye Cali Cismaan waa wiil 11 jir ah oo Saddex sanno ka hor ku dhaawacmey dagaaladii Muqdisho waxaa uu ka dhaawacmey Bowda waxaa la dhigey Isbitaalka hase yeeshee reerkooda aan wax haysan baa iska bixin waayey kharashkii Isbitaala waxaana,dhacdey In Sakeriye la iska hilmaamo lugtii dhaawaca ahayd waxay noqotey in laftii banaanka u baxdo sidaa ayuu muddadaa ku jirey wuxuu ku dhutin jirey Birro... 
Halkudheg:

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo Tabarucaad gaarsiiyay Barakacayaasha ku jira Xeryaha Duleedka Muqdisho

Dec 30, 2009
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sweden oo Tabarucaad Lacageed gaarsiiyay Barakacayaal Sedex Kaam kaga jira deegaanka Ceel Ceelcirfiid ee Waqooyiga Magaladda Muqdisho. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah December 30: Waxaa maanta la gaarsiiasayay Deeq lacageed oo Gaareysa ilaa $1000.Doolar taas oo ay soo gaarsiiyeen Wiilasha Jaaliyadda Moddolood ee Degan dalkaasi Sweden gaar ahaan magaaladda Yatakoori,... 
Halkudheg: ,

Wuxuu Dhashey isaga oo Afkiisa isku Dhegen Yihiin

Dec 23, 2009
Wuxuu Dhashey isaga oo Afkiisa isku Dhegen Yihiin Wuxuu u baahan yahay Qaliin deg deg iyo gar gaar Baniaadanimo Halkan ka eeg warqadda dhakhtarka iyo sawiro Inta aad nooshahay waxaa maalin kasta waxaad arkeysaa wax aad la yaabto Mar aan dhawaan booqdey xero ay ku jiraan dad soo barakacay oo ku taal Deegaanka Xaawo Cabdi ayaa ku soo arkey Canug Laba sanno jir ah oo ku dhashey mid ka mid ah Daamankiisa... 
Halkudheg:

Wuxuu kaalmo u heley Tikidhkii wuxuu u baahan yahay in laga caawiyo Kharashka Isbitaalka

Dec 14, 2009
Wuxuu kaalmo u heley Tikidhkii wuxuu u baahan yahay in laga caawiyo Kharashka Isbitaalka Shariif Aybakar Max’ed iyo Abshir Max’ed Xuseen waa dhibanayaal cudurradooda dalka gudihiisa wax looga qaban waayay, waxayna ka codsanayaan walaalahooda Soomaaliyeed inay gacan ku siiyaan sidii ay u heli lahaayeen daweyn dibadda ah.   Shariif Aybakar waa 30-jir ay buro kaga taallo daanka bidix taasoo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...