Home » Qoraallada Halkudhegga "Buug"

Naqtiin Buug  “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah”

Jul 13, 2016
Waxaa had iyo jeer iga cadheeysiiya kolkaan Website-yada faraha badan ee Internet-ka Soomaalida galo oo aan akhriyo wararka ama maqaallada afka Soomaaliga ku qoran oo aad iyo aad qoraalladoodu u kharribanyihiin, ama ha noqoto xagga naxwaha ama ha noqdeen xagga higgaadda ereyada, ama xagga dhismaha iyo xulashada weedhaha. Habeeyey oo Tarjumay: Georgi Kapchits Daabacday: Kooxda Madbacadda URSS; Daabacaadda... 
Halkudheg:

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay 2012

May 26, 2012
Sii Akhri Buugga Qoraalkan wuxuu ku saabsan yahay sababaha keenay in lagu guulaysan waayo shirarka loo qabto Soomaaliya iyo Dawladaha laga soo dhiso shirarkaas. Wuxuu wax ka taabanayaa sababaha saldhigga u ah guul darradaas waxaana ka mid ah: 1.Dalalka deriska ah oo cuqdad ka qaba inuu soo laabto Qaran Soomaaliyeed oo soo noolayn kara fikraddii Soomaali weyn, waxayna jecel yihiin in Soomaaliya loo... 
Halkudheg: ,

Buug Cusub: Maxaa Hortaagan Dawladnimada Soomaaliya?

Mar 21, 2010
Geeska Afrika & Danaha is-diidan ISBN 978-9966-05-189-99 BY: ABDIWELI HASSAN MOHAMED (abdihass55@hotmail.com) Dadka Soomaaliyeed oo ka mid ah isirrada ugu ballaaran qaaradda Afrika, waxay si teel teel ah ugu baahsan yihiin dhulka Soomaaliyeed oo lagu qiyaasay 400.000 mayl oo wareeg ah (square miles) ee Geeska Afrika. Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed oo soo martay ilaa 1991-kii laba maamul, mid rayid... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...