Home » Qoraallada Halkudhegga "burcad-badeed"

Saxafi u Dhashay Maraykanka oo Gacanta ugu Jira Burcad Badeedda Soomaalida oo Dawladdiisa ka Codsaday in La Bad-Baadiyo

Oct 12, 2012
Saxafigan oo lagu Michael Scott ayaa waxaa laga af duubtay Gobolka Mudug aagga Magaalada Hobyo xilli uu halkaa Shaqo u joogay ka gadaal markii Kooxo Hubaysani ay weerar ku soo qaadeen isaga iyo ilaaladii la socotay. Mr Scott ayaa baaq u diray Xukuumadda Maraykanka isagoona ka codsaday in laga bixiyo Lacagaha Madax furashada ah oo Burcad Badeeddu u haysato. Saxafiga oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa... 
Halkudheg: ,

Madaxweynaha DFKMG oo Shaaciyay in Cafis loo Fidinayo Cid Kasta oo Burcad Badeednimada ka Tanaasusha

Jun 28, 2012
– Yaa Daran Burcada Soomaalida iyo Burcadnimada Reer Galbeedka – Shiikh Shariif iyo Siilaanyo oo Dubai ku qaatey Kulan qaatey Laba saacadood – Xarakada Shabaab oo Guulo Milatery ka Sheegatay Dagaalo ka Dhacay inta u Dhaxaysa Goof Gaduud iyo Baydhabo. Madaxweynaha DFKMG Shariif oo iminka ku sugan Magaalada Dubaay ee Dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta halkaas oo uu kaga qayb galayo... 
Halkudheg:

Maxkamad ku Taala Gobolka Virginia ee Mareykanka oo Dembi ku Heshay Muwaaddin Soomaali ah oo lagu eedeeyey Burcad badeed

Apr 28, 2012
Maxkamad ku taala Dalka Maraykanka oo muddooyinkii dambaba Dacwad ku qaadaysey Muwaadin u dhashay Soomaalya kuna Eedeysnaa Falal Burcadnimo ah, afduub iyo qafalasho Marakiib ayaa denbigaas ku heshay Maxamed Shibin. Maxkamadda ayaa mudaba wadday Dacwadda Eedeysanahan taasoo soo bilaaban tan bilowgii Sanadkan iyadoona Eeddu ay ka soo bilaabantay Dooni (SV Quest) laga lahaa Maraykanka oo oo dalxiisayaal... 
Halkudheg:

Bile Xuseen “Weerarka labada qof Maraykanku ku soo furtay waxa lagu qaaday Af-Duubayaashii oo hurda kaddib markii ay ruugeen Qaad”

Jan 25, 2012
Afduubayaashii labada qof laga soo furtay waxaa la weeraray ayagoo hurda kaddib markii ay cuneen Jaad, sidaas waxaa yiri Bile Xuseen oo sheegay in uu la hadlay burcad badeed ku sugan goobta weearku kadhacay oo u dhow magaalada Cadaado. Waxaa la diley sagaal, saddex kalena waa la dhaawacay…. Ciidaka Maraykanka ee loo yaqaan Navy SEALs ayaa habeenimadii Talaadada (Jan 24, 2012) ayagoo adeegsaanaay... 
Halkudheg: ,

Burcad Badeedka Soomaaliya oo Dardargeliyey Howlahoodii Burcadeednimo Labadii Todobaad ee ugu Dambeeyey

Oct 11, 2011
Iyadoo uu dhamaadey Xiligii Bad Xiranka ee Xeebaha Badda Soomaaliya ayaa waxaa soo if baxaya in uu laba jibaarmey Howlahii kooxaha Burcada Badeed labadii Todobaad ee ugu Dambeeyey ka dib markii la qafaashey Maraakiib , Doomo iyo dad Daxiisayaal oo marayey Xeebaha Badweynta Hindiya Waxaa la soo calaamadeeyey in Dooni ay lahayd Dowladda Talyaaniga ay soo qafaasheen Kooxo Burcad badeed ah waxaana... 
Halkudheg:

Somali pirates jailed for 439 years in Spanish court (AP)

May 5, 2011
A SPANISH court has sentenced two Somalis to 439 years in jail each for the 2009 hijacking of a Spanish fishing boat in the Indian Ocean and said government-linked bodies paid a ransom to secure the boat and crew’s release. The National Court also said that those convicted were Cabdiweli Cabdullahi and Raageggesey Hassan Aji. The Alakrana tuna boat with 36 crew was seized off Somalia in October... 

Soomaalida Odense oo ka bannaanbaxay carruurta Deenishka ah ee ay burcad-badeedku qafaasheen

Mar 15, 2011
Denmark: Waxaa maalintii sabtida ahayd ee bishu ahayd12.03.2011, ka dhacay magaalada Odense ee Dalka Denmark bannaanbax lugu muujinayey sida looga xun yahay carruurta Deenishka ee lagu qafaashay badda Soomaaliya. Banaanbaxayaashu waxay socod ku soo mareen bartamaha magaalada iyagoo markii dambe isugu yimid ka soo horjeedka xarunta dawladda hoose ee magaalada Odense oo ah meesha laga xukumo magaalada. Kaddib,... 
Halkudheg:

Dowladaha Hindiya iyo Malaysia oo isku gaashanaya la dagaalanka Burcad-Badeeda

Mar 12, 2011
R/wasaare ku xigeenka wadanka Malaysia Muxyidiin Yaasin oo booqasho ku jooga dalka Hindiya ayaa sheegay in Dowladda Hindiya ay ka wada hadleen la dagaalanka Burcad badeeda xilli uu kullan la yeeshay R/wasaaraha dalka Hindiya Manmohan Singh. Dowladaha Hindiya iyo Malaysia ayaa hoosta ka xariiqay in ay si wada jir ah ula dagaali doonaan Burcad-badeeda Soomaalida ah ee ka qowleeysata badaha Caalamiga... 
Halkudheg: ,

DFKMG oo cambaareysay dilkii ay burcad badeeddu u geysteen la-haystayaal Maraykan ah

Feb 23, 2011
DFKMG ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay dilkii loo geystey afar qof oo Maraykan ah oo burcad badeed qafaasheen doontii ay wateen, warsaxaafadeedka waxa uu u qoraa sidan: War Saxaafadeed 013/2011 Xukuumadda Soomaaliya oo cambaareysay dilkii ay burcad badeeddu u geysteen la-haystayaal (Muqdisho – 22 Febraayo, 2011) Xukuumadda Federaalka Ku-Meel-Gaarka (KMG) ee Soomaaliya waxay aad uga xun tahay geeridii... 
Halkudheg: ,

Ciidammo ka socda dalka Malaysia oo si xoog ah ku furtay Markab u afduubnaa Burcad badeed Soomaali ah.

Jan 22, 2011
Ciidamada Badda ee dalka Malaysia ayaa aroortii hore ee Maalinimadii Jimcaha aheyd January 21, 2011 xoog ku soo furtay markab ka diiwaan gashay dalka Malaysia oo ay burcad badeed Soomaali ah ka afduubteen meel u dhow gacanka Carbeed habeenadii Khamiista ku dhawaad 11pm xilliga Afrika. Markabka oo lagu magacaabo MT Bunga Laurel iyo dhamaan shaqaalihii saarnaa oo gaaraya 23 ayaa laga soo badbaadiyay... 
Halkudheg:

Joornalka Al-Ahram ee Masar oo Dhaleeceeyey Puntland Soomaaliya, si wayna ugu gafay shacabka Puntland

Oct 4, 2010
Sida uu qoray joornaalka Al Ahram ee ku hadla afka Dowlada Masar qoraladii maalmihii Isniintii, Arbacadii iyo Khamiistii oo ay taariikhdu ahayd (27, 29, 30/09/2010), wuxuu shaaciyey in dawlada Puntland ay xiriir la leedahay burcad badeeda Somaliya ka jirta. Qoraagan oo lagu magacaabo Ayman al Siisi ayaa maqaalkiisa taxanaha ah u soo bandhigaya si ka fog asluubta iyo anshaxa saxaafada isla markaasna... 
Halkudheg: ,

Hobyo: Haween isu Diyaarinaya in ay Noqdaan Burcad Baddeed ka dib markii ay ku qanci waayeen…

Sep 17, 2010
Maxaa ka Taqaan Magaalo Xeebeedka Hobyo…. Waxaa Dhawaan Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug Booqasho ku tagey Wariye Cabduqaadi Axmed Jimcaale wuxuuna soo direy Warbixintaan oo si aad ah uga hadleysa Xaaladda Magaalada Hobyo oo ah Magaalo Qadiimi ah: Magaalada Hobyo waa Magaalo Xeebeed ka tirsan Gobalka Mudug waxayna qiyaas ahaan dhanka koofureed 260 KM kaga began tahay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta... 
Halkudheg: ,

SOMALI WATERWORLD: YOU ARE PERSISTENTLY AND WITH IMPUNITY TOLD BLATANT UNTRUTHS:

Aug 31, 2010
The Lie: The navies and their mainstream media claim that they achieved a decline in piracy. The Reality: Never before in history the cases of piracy have been around the Horn of Africa so numerous than in these times (2010) and after the specific multi-national naval operations were launched at the end of 2008; with a thereafter continuously expanding force and naval presence never seen before around... 
Halkudheg: ,

Who Are the Real Pirates in Somalia?

Aug 31, 2010
This story by Dr. Alexander Mezyaev, Head of Chair of the International Law, Governance Academy (Kazan’), Strategic Culture Foundationexpert, was published in International Affairs magazine. A new international anti-piracy plan proposed by UN Secretary General Ban Ki-moon was discussed on August 25. Russia is suggesting the establishment of an intentional court to try pirates, and the UN Secretary... 
Halkudheg: ,

US Judge Throws Out Piracy Charges Against 6 Somalis

Aug 18, 2010
A U.S. judge has dismissed piracy charges against six Somali men accused of attacking a U.S. Navy ship off the Horn of Africa in April, although the group still faces several lesser counts. Attorneys for the men had argued the defendants’ actions did not amount to piracy because they did not board or take control of the USS Ashland in the Gulf of Aden or take anything of value from it. U.S.... 
Halkudheg: ,

“Ciidamada soo buuxiyey Xeebaha Soomaaliya waa qorshe 50 sano oo lagula wareegayo Xeebaha Soomaaliya”

Jun 17, 2010
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari ee Maamul Goboleedka Putland Muuse Geelle Yuusuf (Muuse Faroole) “Tobankii Sano oo Maamulka Puntland Jirey Baan Ku Dhex Jirey Siyaasi Ahaan Cid Iiga Xogg-roon Ma Jirto…” Wareysi xiiso badan “Ciidamada iyo dawladaha soo buuxiyey badaheena ujeedadoodu waa ka weyn tahay burcad badeed. Ujeedadoodu waa in badaheena la soo buuxuyo, in kalluunka la gurto, in... 
Halkudheg: ,

Shir looga Hadlayo Burcad badeeda oo aan wax ka weydiinay u qaybsanaha Wasaarada Arrimaha Dibada Jabuuti

Feb 4, 2010
22 dal ayaa ka soo qaybgalay shirkaas….  lagama hadli karo burcad badeed haddaan laga hadlin dhibaatooyinka kale ee ka dhaca badda Soomaaliya sida dhibaatada haysata kalluumaysata iyo sunta la aasayo…. Shir looga hadlayo arrimaha burcadb badeeda iyo sidii looga hortegi lahaa oo ay ka soo qayb galeen in ka badan 20 wadan oo maalmahan uga socdey Hoteel Sharitoon ee caasimada dalka Jabuuti... 
Halkudheg: ,

FAALLO: Burcad badeeda Somalida xal ma loo hili karaa?

Nov 3, 2009
FAALLO: Burcad badeeda Somalida xal ma loo hili karaa? Burcad Badeeda Somalida marka aad fakir ahaan aad U Maqashid Qayb waxa ay lee yihiiy Dadwaynaha Somalida, burcad badeeda somalida waa ay ku sax san yihiin wax ay sameenyaan qayb kalena wax ay lee yihiin waa wax qalad waxa ay ku dhaqaaqayaan Burcad Badedda Somalida. Burcad Badeeda Somaliada waxay Maalinba Maalinta ka danbaysa ka sii badanyaan sida... 
Halkudheg:

Dawlada Jabuuti iyo DFKMG oo isla Gaaray heshiis Ku Saabsan Xarunta la Dagaalanka Burcad Badeeda

Sep 10, 2009
Dowlada Jabuuti iyo Dowlada FKMG Soomaaliya oo Heshiis Dhinaca Xarunta la Dagaalanka Burcad Badeedda Ku Yeeshey Hoteel Kempinski ee Caasimada Dalka Jabuuti 10/09/2009 shir jaraa’id Dowlada Jabuuti iyo dowladda FKMG Soomaaliya ayaa isla gaarey Heshiis ka kooban dhowr qodob oo dhinaca baddaha ku saabsan oo looga soo horjeedo Arrimaha Burcad Baddeeda, xaalufinta kheyraadka Badda, wasakheynta iyo... 
Halkudheg:

Burcad-Badeed diiday $200 kun oo doolar, kuna bedelatay in ayagii la Qafaasho

Aug 19, 2009
Burcad-Badeed diiday $200 kun oo doolar, kuna bedelatay in ayagii la Qafaalasho… Mulkiilihii Mid ka mid ah Doonyihii Masaarida ee Toddoobadkii Hore ka baxsaday Gacanta Burcad-Badeed somalia oo Lagu Magacaabo Xasan Khalil ayaa ugu bishaareeyay qoysaskii ay ka dhaseen Burcadii ay Hore u sii qafaasheen Badmaaxiintii Masaarida. Md, Khaliil oo ah Nin 70 jir ah ayaa 17 August, 2009, Maalintii Isniinta... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...