Home » Qoraallada Halkudhegga "Bolay"

SANNAD GUURADII 58aad. 1954-2012 CALANKA QARANKA SOOMAALIYEED

Oct 12, 2012
Maanta oo ah 12kii Oktoober 2012  kuna  beegan sannad guuraddii 58aad ee helida astaanta  calanka qaranimadda soomaaliyeed, nasiib wanaag xuskani wuxuu ku soo beegmay xili ifafaalihii dowladnimo u dhalatay  shacabka soomaaliyeed, taasoo  la rajeynaayo in ay soo af jarmaan colaaddii iyo amaano daraddii dalka ka jirtay oo ay aad iyo aad u adkeyd in dadka dhibaateysan in la gaarsiyo gargaar deg deg... 
Halkudheg:

Sanad guuraddii 52kii ee xornimada : waa dib u soo nooleyntii qaranimada ummadda soomaaliyeed

Jun 30, 2012
 Qore:  Abdulkadir Ali Bolay Email: bollay@hotmail.com July 1, 2012 Waxaa maanta ii faraxad ah in marka hore aan hambalyo iyo boogaadin ba halkaani uga dirayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, maanta oo ku  began  Sanad Guuraddii 52kii Xornimada iyo Mideynta Soomaaliyeed, June 26, 1960kii xorriyadda gobolada waqooyi iyo maalinta July 1, 1960kii goboladda koonfur  ahna maalinta... 
Halkudheg:

Sanad Guuraddii 51kii Xornimada iyo Mideynta Soomaaliyeed

Jun 29, 2011
By Abdulkadir Ali Bolay Email: bollay@hotmail.com July 1, 2011 ______________________________ Waxaa ii faraxd ah in aan maanta halkaani hambalyo iyo boogaadin ba u diro dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, munaasabadda maanta oo ah sannad guuradii 51aad maalintii xornimadda iyo mideynta shacabka soomaaliyeed , waxaan ilaahay ugu baryeenaa dhamaan geesiyaddii naf iyo maal ba u... 
Halkudheg: ,

SANNAD GUURADDII 67AAD EE HALGANKII XISBIGII S.Y.L | Dr. Abdulkadir Ali Bolay

May 14, 2010
HALHEYSKII XISBIGA: SOOMAALIYEEY TOOSOOY !!!! 13kii dhallanyaro ee asaastay xisbigii gobanimadoonka SYL halyeeyegii ugu dambeeyey Allah ha u naxriistee Cali Maxamed Xassan(Verdura) wuxuu ku geeriyooday magaaladda Nairobi ee dalka Kenya November 10, 2009kii ee sannadkii na soo dhaafay , odayaashii SYL wax yar oo fara ku tiris ah ayaa weli ka nool , sidaasi darteed waxaan kula dardaarmayaa dhallinyarada... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...