Home » Qoraallada Halkudhegga "baarlamaanka"

Baarlamaanka Soomaaliya oo Codsaday in Laba Cisho Gudahood Lagu Horkeeno Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban, Shirdoon…

Oct 14, 2012
Baarlamaanka Soomaaliya oo Go’aamiyey in laba maalmood gudahood Madaxweynaha DFS uu Xildhibaanada ku horkeeno Ra’iisul Wasaaraha uu magacaabay… Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in laba maalmood gudahood lagu horkeeno ra’iisul wasaaraha magacaaban, Cabdi Faarax Shirdoon, si ay ugu codeeyaan. Kulanka Baarlamaanka oo maanta (Axad Oct 14, 2012) ka dhacay... 
Halkudheg: ,

Xildhibaanada Taageersan Madoobe Nuunow oo Muddo laba Cisho ah u qabtey in uu Baarlamaanka ku Horyimaado Madaxweyne Shiikh Shariif .

Feb 12, 2012
Xildhibaanada Baarlamanka ee ka soo hor jeeda Guddoomiyanimada Shariif xasan ayaa Kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho,kaasoo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha ay doorteen Xildhibaanadan Madoobe Nuunoow ayaa si gaar ah waxa ay xildhibaanadu uga hadlayeen Doorka Madaxweynaha Dawladda Fgederaalka Soomaaliya uu ka taagan yahay Khilaafka ka dhaxeeya Xildhibaanada... 
Halkudheg:

Xildhibaan Cumar Islow oo Xukuumadda ku Eedeeyay in ay Waddo Olole ay ku BurBurinayso Baarlamaanka.

Feb 12, 2012
Xildhibaan Cumar Isloow oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka ku meel Gaarka Soomaaliya ayaa Eedeyn kulul u soo jeediyay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Xildhibaan Islow ayaa sheegey in ay ka war heleen Cabashooyin dhowr ah oo xukuumaddu ay ka gudbiey Baarlamaanka iyadoona sheegtay in ay Shaqooyinkii ay qaban lahaayeen ay Curiyaamiyeen Baarlamanka isla markaana aysan garanayn qaab ay u shaqeeyaan... 
Halkudheg:

Jerry Rowling oo Dhexdhexadin ka dhex Bilaabey Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee khilaafka u Dhaxeeyo

Feb 8, 2012
Jerry Rowling ayaa dhexdhexaadin ka dhex Bilaabey Xildhibaanada Baarlamaanka oo muddooyinkaa uu u dhaxeeyey muran muddo soo jiitamayey kaasoo ka dhashey markii Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ay xilkii ka qaadeen Shariif Xasan Shiikh Aadan oo isna ku tilmaamey mid Sharcidaro ah oo Xadgudubna ku ah heshiiskii Kambala Jerry Rowling oo ah ergeyga gaarka ah ee Midowga afrika una dhashey Wadanka... 
Halkudheg:

Baarlamanka Somaaliya oo loogu Hanjabey in Cunaqabatayn la Saari doono Haddii Khilaafaadkiisa Xalin Waayo

Feb 6, 2012
Waxaa Dalka Jabuuti weli ka socda Shirkii ICG oo ah Wadamada Daneeya Arrinta Soomaaliya ayaa arrimihii laga hadlay waxaa ka mid ahaa Road Map-ka. Shirkan oo ay ka qayb galayaan Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda ku meel Gaarka Soomaaliya, Guddoomiyaha Barlamanka ee xilka laga qaaday, Madaxweynaha Gal Mudug iyo Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa halkaa khudbad ka jeediyay Ra’iisul wasaaraha dawladda Federaalka... 
Halkudheg:

Xildhibaan Mowliid Macaani oo Been Abuur ku Tilmaamey War Murtiyeedkii ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD ee lagu Taageerey Shariif Xasan

Jan 11, 2012
Xildhibaan Mowliid M acaani oo ka tirsan Xildhibanadii dhawaan xilka ka qaaday Guddoomiyaha Barlamanka ayaa wa raysi uu siiyay warbaahinta wuxuu kaga hadlay Go’aan la sheegey in uu ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD oo ku baaqayay in xil ka qaadistii Guddoomiyaha Barlamanku aysan ahayn mid sharci ah. Xildhibaan Macaani ayaa sheegey in baaritaano dheer oo ay sameeyeen iyo waliba xiriir ay la sameeyeen... 
Halkudheg:

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo Baaq u soo jeediyay Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee Khilaafka u Dhaxeeya

Jan 10, 2012
Iyadoo weli uu jiro Khilaafkii Baarlamanka Soomaaliya ayaa markii u horeeyay waxaa arrintaa ka hadlay Guddoomiyaha Baarlamanka Jabuuti Idiris Aruna Cali isagoona ugu baaqay xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya in khilaafkooda ay ku dhameeyeen wada hadal Siyaasadeed. Mr Idiris ayaa sheegey in ay aad uga xun yihiin khilaafka soo kala dhex galay Mudanayaasha Barlamanka Soomaaliya isagoona intaa raaciyay... 
Halkudheg:

Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka oo Wasaaradda Maaliyadda Ku Amray in la Xayiro Dhaqaalihii ku Bixi Jiray Xafiiska Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka .

Jan 7, 2012
Xildhibaan Cusmaan Xaaji Cali oo ka tirsan Guddiga Maliyadda ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa baaq u diray Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya. Xildhibaan Cusman oo sheegey in uu xubin ka yahay Gudiga Maaliyadda ee Baarlamanka ayaa sheegey in loo baahan yahay in la joojiyo dhaqaalihii ku bixi jiray Xafiiska Guddoomiyahii hore Baarlamanka Shariif Xasan gaar ahaana dhaqaalaha... 
Halkudheg:

Xildhibanada Baarlamaanka oo Sheegay in aanu waxba Iska Bedelin Mowqifkoodii ay Xilka kaga qaadeen Shariif Xasan .

Jan 3, 2012
Iyadoo maalintii shalay markii Sedaxaad Fadhi Barlamaanka ka socday guduhiisa Xildhibaanadu isku fara saareen ayaa hadaana waxaa mowqifkooda ka hadlay xildhibaanadii dhawaanta Xilka ka Xayuubiyay Guddoomiyihii Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Shariif Xasan. Xildhibaan Maxamuud Maxamed Guuleed gacma dheere oo ah Guddoomiyaha Gudiga qaban qaabada Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la hadlay warbaahinta... 
Halkudheg:

Fadhigii Xildhibaanadii Xilka Ka Qaaday Shariif Xasan Shiikh Aadan oo Maanta Dib U Dhacay

Dec 29, 2011
Iyadoo maanta loo Madalsanaa Fadhigii ay xildhibanada ka soo hor jeeda Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa haddana kulankaasi uusan qabsoomin isla markaana uu dib ugu dhacay maalinimada sabtida ee soo socota. Baarlamanka Xaruntiisa ee magaalada Muqdisho ayaa barqanimadii maanta soo xaadiray Xildhibaanada ka soo hor jeeda Guddoomiyahii hore Baarlamaanka iyo kuwa taageersanba kuwaasoo sida la sheegay kulamo... 
Halkudheg:

Musharixii u Horreeyay ee Jagada Guddomiyaha Baarlamaanka oo Maanta Isa Soo Sharaxay

Dec 28, 2011
Xildhibaan Shiikh Nuur Cali Aadan oo ka mid ah xildhibanada Barlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa noqday Musharixii u horeeyay oo shaaciyay inuu isu soo taagayo Jagada Guddoomiyaha Barlamanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaanka oo maanta Magaalada Muqdisho Saxaafadda kula hadlay ayaa ka war bixiyay waxyaabaha uu qaban doono haddii uu noqdo oo loo doorto Guddoomiyaha Barlamanka Soomaaliya. Xildhibaan... 
Halkudheg: ,

Kulankii Baarlamanka ee maanta oo Qaar ka mid ah Xildhibaanadda Gacanta is kula Tageen ka dib Markii uu Shirka soo galey

Dec 14, 2011
Xildhibaano Maanta kulan ku lahaa Xarunta Golaha Shacabka kuwaas oo maalintii shaley ahayd Xilkii ka qaadey Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan waxaana kulankaan shir Gudoominayey ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka ee shaley ay doorteen Xildhibaan Madoobe Nuunow Maxamed waxaana laga doodayey qaabka loo dooran doono Gudoomiyaha Baarlamaanka waxaana lagu guda jirey in... 
Halkudheg:

Gudoomiyihii Baarlamaanka Shiriif Xasan oo maanta xilkii laga qaaday

Dec 13, 2011
Kulan Saacdo qaatey ayey maanta Xildhibaanadda Baarlamaanka waxay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka oo maalmahaan Xildhibaanadu sheegeen inay u xirneyd Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan waxana maanta Kulanka soo xaadirey Xidhibaaano gaaraya ilaa saddex Boqol oo Xildhibaan Inta uusanKulanaka Bilaaban ayaa waxaay xildhibaanadu doorteen shir Gudoomiye waxaana loo doortey Xildhibaan... 

Xildhibaanadda Baarlamaanka oo kulan ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka oo Shir Gudoomiye u doortey Madoobe Nuunow

Dec 13, 2011
Maanta ayaa waxa kulan Balaaran isugu yimid Xildhinaabadda Baarlamaanka waxayna markii ugu horeysey ay ku shireen Xarunta Golaha Shacabka ka dib markii maalmihii la soo dhaafey lagu eedeeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan in uu diidey in uu dhiibo Furaha Xarunta islamarkaana uu is h ortaag ku sameeyey Kalfadhiyadii Baarlamaanka Xildhibaanada kulankaan fadhiyey ayaa ahaa 283... 
Halkudheg:

Guddiga WarFaafinta Barlamanka Federaalka Soomaaliya Oo Ka Soo Hor Jeestay Heshiiskii Kampala Accord.

Dec 13, 2011
Guddoomiyaha Guddiga warfaafinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Axmed Cawad Casharo oo iminka ku sugan Magaalada Nairobi ee carriga Kiinya ayaa ka hadlay Hanaanka Khariidada Soomaaliya ee Road Mapka loo yaqaano. Guddoomiyaha oo waraysi siiyay warbaahinta ayaa sheegey in hananaakaas lagu soo saxiixay Magaalada Kampala uu ahaa mid aan ku imaan Rabitaanka Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Casharo... 
Halkudheg:

Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo Diyaarinaya Mooshin ka dhan Shariif Xasan ka dib markii lagu eedeeyey in uu diidey in Baarlamaanka la horkeeno Road Map-ka

Dec 1, 2011
In badan Boqol Xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay gudaha Magaalada Muqdisho. Kulankan ay maanta Xildhibaanadu ku yeesheen Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho ayay waxay ku diyaarinayeen Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha barlamanka Soomaaliya Shariif xasan Shiikh Aadan. Xildhibaanadan Maanta kulanka isugu yimid ayaa ka doodayay sidii... 
Halkudheg:

Baarlamaanka Soomaaliya oo Gebi ahaanba Baabi’iyey Heshiisyadii Badda ee Hore loo galey laga soo bilaabo 1-dii Janaayo 1991 dii 

Oct 8, 2011
Xildhibaanadda Baarlamaanka DFKMG oo si buuxda isugu raacay 6 qodob oo ku aaddan badda Soomaaliya, 335 xildhibaan ayaa u codeeyey, cidna kama aamusin, cidna ma diidin — Waxaa  maalmahan Xarunta Golaha Shacabka ka socdey Dood ku saabsan Badda Soomaaliya ka dib marki ay soo baxeen in Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka oo u ololeynaya in Badda Soomaaliya la xadeeyo waxana Doodaan ka Hadley Xubno... 
Halkudheg: ,

Baarlamaanka soomaaliya oo ansixiyey xukuumadii Dr C/weli Maxamed Cali Gaas.

Jul 23, 2011
kulan ayaa maanta waxaa isugu yimaadeen xubnaha Golaha Baarlamanka Soomaaliya islamarkaana uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamanka Shariif Xasan Sh. Aaden ayaa waxaa cod Aqlabiyad leh lagu ansixiyay Xukuumadda uu soo dhisay R/wasaaraha Soomaaliya Dr C/weli Maxamed Cali Gaas. Kulanka ayaa waxaa soo xaadirtay 420 Xildhibaan iyadoo Madasha shirka ay goob joog ka ahaayeen R/Wasaaraha Soomaaliya... 
Halkudheg:

Aadan Madoobe oo Addis Ababa kula Kulmay Meles Zenawi, Xilli Xildhibaanada Baarlamaanku Sheegeen in Waqtigii Ka Dhammaday Guddoonka Baarlamaanka..

Apr 10, 2010
Afhayeenka Baarlamaanka DFKMG, Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa magaalada Addis Ababa waxa uu Khamiis April 8, 2010 kula kulmay ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi, sida ay shaacisay wakaalada wararka u tebisa xukuumadda Itoobiya ee loo soo gaabiyo ENA. Waxaa warku intaas ku daray in ay ka wada hadleen xaaladda hadda ee Soomaaliya. Warku waxa kale oo uu sheegay in Sheikh Aadan... 
Halkudheg:

Baarlamaanka Soomaaliya: Dantii Yaqaan | Amiin Yuusuf

Sep 17, 2009
Baarlamaanka Soomaaliya: Dantii Yaqaan Baarlamaanka Soomaaliya waxa uu kooban yahay 550 xubnood, marka la fiiriyana waa tiro aad u badan, waayo dadka Soomaaliyeed ma xamili karaan tirada intaa la eg, waayo Dowlado ka hanti badan ayaa Baarlamaankoodu intaa ka yar yahay, iyadoo Baarlamaanka Soomaaliyana loo qaybsaday qaab ku dhisan 4.5, iyadoo dhamaantoodna xubnaha Baarlamaanka ay degan yihiin Hoteelada... 
Halkudheg:

Cumar C/rashiid oo Qarammada Midoobay u Gudbiyey Waraaq Burinaysa Go’aankii Baarlamaanka, Kenyana u ogolaanaysa Badda Soomaaliya ee ay Cabiratay

Sep 16, 2009
Cumar C/rashiid oo Qarammada Midoobay u Gudbiyey Waraaq Burinaysa Go’aankii Baarlamaanka, Kenyana u ogolaanaysa Badda Soomaaliya ee ay Cabiratay! Warbixin, Faallo iyo Tarjumadii SomaliTalk.com | Sept 16, 2009 Website-ka Guddiga Qarammada Midoobay u qaabilsan Xadaynta Badaha ayaa lagu daabacay warqad ku taariikhaysan August 19, 2009. Warqaddaas waxaa ku cad in ay ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...