Home » Qoraallada Halkudhegga "al-minhaaj"

Nadwadii Shiicada Rowda Boosaaso ka socotay oo lasoo gabagabeeyay, bayaanna laga soo saaray

Apr 22, 2015
Waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada boosaaso Nadwadii 13aad ee ka scotay magaalada boosaaso. Waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada boosaaso Nadwadii 13aad ee ka scotay magaalada boosaaso. Ugu horrayn waxa ka hadaly madasha guddoomiyaha Mu’asasada Al-Minhaaj Sh.Maxamad Cabdulaahi, wuxuuna xusay nadwada xilligii lasoo bilaabay iyo sida magacanadwada sannadkan loogu doortay, inta kadib... 
Halkudheg: , ,

Nadwadii Sanadlaha ahayd oo kasocota Masjid Rowda Boosaaso

Apr 19, 2015
Sanadkan waxaa looga Hadlayaa Manhajka Ahlu Sunnaha iyo Mowqofkooda ku aadan Shiicada. Shiicada iyo siday ku aas aasmeen, Shiicada iyo Usuushooda, Sida Shiicadu u dhumiso dadka, dhibaatooyinka Shiicada inta ay jireen iyo Mowqufka Culmmada Muslimiinta ay ka qaateen Shiicada. Nadwadii Sanadlaha Ahayd Ee Ka Socotay Magaalada Boosaaso Oo Gashay Habeenkeedii Sadexaad: Waxaa habeenkii sadexaad gashay... 
Halkudheg: ,

Al-Minhaaj- Maxaadaro kusaabsan Danbiyada Waawayn oo lagu qabtay Gaalkacyo

Nov 20, 2014
Muxaadaradaani oo lagu qabtay Masjidka Ramadaaan ee Xaafada Garsoor ayaa loo qabtay Bulshada qaybaheeeda kala duwan waxaana ay Masaajidka kabilabatay Salaadii Makhrib kadib. Muxaadarada ayaa waxaa soojeediyay shiikh cabdicaziiz axmad aadan (garwayne) wuxuuna aad ugu dheeraday shiikhu kahadalka danbiyada waawayn sida shirkiga, beenta, ribada, dilka, dhaca, boobka iyo sinada. Shiikh cabdicaziiz wuxuu... 
Halkudheg:

Maamulka Al-Minhaaj oo Safar daco ku gaaray Galdagob

Nov 1, 2014
Maamulka Mu’asasada Al-Minhaaj ee Mudug iyo Qaar kamida Ducaada Gaalkacyo oo Safar Dacwo ku tagay Degmada Galdogob. Gaalkacyo-Galdogob: Oktoober 31, 2014. Safarkaan oo ay ujeedadiisu ahayd u kuurgalida Xaalada Dacwada ee Degmada Galdogob ayaa waxaa qayb ka ahaa :- Sawiro dheeri a halkaan ka daawo 1-Dr.Aadam Muxamed Cigaal : Gudoomiyaha Shuurada ee Mu’asasada Al-Minhaaj ( Mudug) ahna Gudoomiyaha... 
Halkudheg:

Mu’asasada Al-Minhaaj oo soo gabagabaysay dawro ah “Tababarka Tababarayaasha”

Oct 12, 2014
waxaa xalay kusoo gababoobay magaalada bosaaso ee gobolka bari tababar ka socday labadii maalimood ee u dambaysay hoolka shirarka ee mu’asasa al-minhaaj, tababarkaan oo loo qabtay qaar ka mida ardayda wax ka barata jaamacadaha magalaada boosaaso ayaa waxaa soo qaban qaabisay mu’asasada al minhaaj ee dacwada iyo hormarinta, waxaana soo jeedinayay tababare cabdifitaax cajab oo ah tababare kasoo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...