Home » Qoraallada Halkudhegga "afgooye"

Xarakada Shabaab oo Faah Faahisey Qaraxii Is Miidaamineed ee Shalay ka Dhacay Degmada Afgooye.

Jun 17, 2012
iyo Dowladda Federaalka oo ka Hadashey Dagaalo Qaraar oo ka dhacay Degmada Qansax Dheere Wararka naga soo gaaraya Degmada Qansax Dheere ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in shalay gelinkii Danbe Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dawladda ee halkaa ku sugan iyo Xarakada Shabaab inuu ka dhacay Degmadaasi. Xildhibaan Cali Maxamed Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Barlamanka ku meel gaarka Soomaaliya oo iminka ku... 
Halkudheg:

Qarax Ismiidaamin ah oo ka Dhacay Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose

Jun 16, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose waxay sheegayaan in in goor dhow Magaaladaas uu ka dhacay Qarax Ismiidaamin oo uu geystey Qof Nafti hure ah oo watey Gaari waxyaabaha Qarxa la gsaoo buuxiyey Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay Goob hore u ahayd Iskuul oo ku dhow halka lagu Magacaabo Baar Ismaaciil waxaanala sheegey in marka uu Qarax uu dhacayey Iskuulkaas ay ku... 
Halkudheg:

Shiikh Shariif oo ka badbaadey Weerar ay ku qaadeen AlShabaab iyo Kismaayo oo ay Duqeeyeen Maraakiibta Militariga Kenya

May 30, 2012
Waxaa weerarka ku dhaawacmay 7 qof oo uu ku jiro Afhayeenka Ururka Ahlusuna.. Waxaana ku dhintay askari kamid ah ilaalada Sheikh Shariif… — Iyo Maraakiibta Militariga Kenya oo duqeeyey Magaalada Dekeda Kismaayo… Warbixin: Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif Axmed ayaa Talaadadii May 29, 2012 waxa uu ka badbaadey weerar ay koox hubaysani jidka u galeen isagoo marayey agagaarka meesha... 
Halkudheg:

Sheikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo Sheegayin Itoobiya in ay Ku Fashilantay Duulaankii ay ku soo Gashay Gobolada Koofureed.

May 30, 2012
Sheikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo ka tirsan Saraakiisha sar sare ee xarakada Shabaab ayaa markii u horeeyay ka hadlay Duulaankii Ciidamada Itoobiyaanka oo gacan siinaya kuwa Dawladda federaalka Soomaaliya ay ku soo galeen qaybo ka mid ah Gobolada Koofureed ee Soomaaliya. Abuu Mansuur ayaa sheegay in damicii Ciidamada Itoobiyaanka ee ahaa inay gebi ahaanba Dalka Soomaaliya ay isku ballaariso... 
Halkudheg:

Madaxweynaha DFKMG oo Booqday Degaanadii loo Barakacay iyo Degmada Afooye ee Shabeelada Hoose

May 30, 2012
Shiikh Sharif Shiikh Axmed oo ah Madaxweynaha Dawladda Federaalka KMG Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Saraakiisha Ciidamada Dawladda ayaa maanta socod ku kala bixiyay inta u dhaxaysa Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye oo dhawaan kia baxeen xarakada Shabaab. Sheikh Shariif iyo Saraakiishan la socotay ayaa markii ay gareen degaanka Ceelasha Biyaha halkaa kaga degay Gaadiidkii... 
Halkudheg:

AMISOM oo Sheegtay in ay la wareegeen Afgooye

May 25, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay AMISOM ayaa sheegay in ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan ay Jimacdii May 25, 2012 la gudbeen websiga Shabeelle, lana wareegeen gacan ku haynta magaalada Afgooye. Afgooye waxaa hore gacanta ugu hayey Al Shabaab. Faahfaahin dheeraad ah kama soo bixin AMISOM. Waxaana warsaxaafadeedka lagu soo koobay in Ciidamada AMISOM la wareegeen Afgooye. “AMISOM Press Release –... 
Halkudheg: ,

Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxeysa dhaawaca halis ah oo loo gaystay weriye Xasan Matoore

Nov 4, 2010
Habeenkii Arbacada ayaa Degamada Afgooye ee Gobalka Sh/hoose kooxo ku hubeysan Bistoolado ayaa meel ku dhow gurigiisa waxa ay rasaas la beegsadeen weriye madaxbanaan oo lagu magacaabo Xasan Max’ed Abiikar (Xasan Matoore), waxaana la sheeg ay in weriyaha looga tagay mayd ahaan kadib markii ay ku dhaceen ilaa iyo afar xabadood. Dhaawaca Xasan Matoore ayaa la sheegay in uu ahaa mid halis ah waxaana... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...