Home » Qoraallada Halkudhegga "aar"

Qaybtii 3-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar.

Apr 29, 2016
Mid ka mid ah Dhalinyarada sida dirqiga uga samatabaxay masiiboyinkaasi Tahriibka ee marba marka ka danbaysa kasii daraya,ayaa waxa uu iiga sheekaynayaa dhibatadii aadka u xumayd ee uu lasoo kulmay intii uu Tahriibka kusoo jiray . Intinii sheekada Qaybteedii hore la socotay waxa ay inoo maraysay iyada oo wiilkii dhalinyarada ahaa iyo dhamaan Akhayartii ay Tahriibka isku barteen Habeen madaw laga carabiyay... 
Halkudheg:

Qaybtii 2-aad Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN SOO MARAY W.q Qareen/Khadar Aar.

Apr 27, 2016
Mid ka mid ah Dhalinyarada sida dirqiga uga samatabaxay masiiboyinkaasi Tahriibka mid kamida,ayaa waxa uu iiga sheekaynayaa dhibatadii aadka u xumayd ee uu soo maray intii uu Tahriibka kusoo jiray . Isaga oo sheekadii inoo wadana waxa uu yidhi:- Qaybtii 1aad ka akhi https://somalitalk.com/tag/aar/ Intiinii sheeka qaybtii hore la socotay waxa ay inoo maraysay aniga oo Magaladii Burco wixii aan dhaqale... 
Halkudheg: ,

Qaybtii 1aad Sheekadii Tahribkii iyo Tahlukadii aan galay .W.Q. Qareen/ Khadar Aar.

Apr 27, 2016
Waxaa beryahan danbe si wayn usoo shaacbaxay Maqalka erayga TAHRIIB kaasi oo aad ka maqlayso dhamaan Idacadaha ,Guryaha,Maqaaxiyaha,Wadooyinka iyo meelkasta oo Laba Qof oo Somaliyii ay isugu yimadaan ,iyada oo laga sheekaynaayo dhibatada aan kala joogsiga lahayn ee soo wajahday dhalintii Somaliyeed. Sida Runtaa hadii aan is idhaahdo Macnee Erayga “TAHRIIB” waxa ay ila tahay in uu ka yimi... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...