Home » Qoraallada Halkudhegga "aaic"

Faah faahin Nadwadii Dacwada ee ka dhacday Abubakar iyo Dhalinyaro damacday inay qasto

Jul 6, 2011
Nadwada ayaa ka hadlaysay Taariikhda Dacwada, Aadaabta dacwada iyo Miraha dacwada. Dhagays Sh. C/risaaq oo faah faahinaya siday wax u dhaceen. Waxaa  Isniintii lagu Qabtay Masjid Abubakar Assidique, Minneapolis, Nadwo ay ka qayb galeen Sh. Maxamed Idris Axmed, Sh. Cabdiraxmaan Sh. Cumar iyo Sh. Dr. Cabdirazaaq Takar. Mawduuca Nadwaduna wuxuu ahaa (Dacwada Islaamka – Taariikhdeeda, Aaadaabteeda iyo... 
Halkudheg: ,

Muxaadarooyin lagu qabaan doono magaalooyinka Johannesburg iyo Minneapolis

Dec 24, 2010
Kullamada Minneapolis iyo Johannesburg: Muxaadarooyin  kala duwan  ayaa lagu qaban doonaa magaalooyinka Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika iyo Minneapolis ee dalka Maraykanka. Waxaa muxaadarooyonkaas soo jeedin doona culimo aad looga yaqaan dalka Soomaaliya iyo Caalamka. Jadwalka muxaadarooyinka ee labada magaalo iyo maalmaha la qaban doona ka daalaco hoos. *** Minneapolis: Minneapolis: Diintu... 
Halkudheg: , ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...