SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SAXAABADA

Qore: Ibrahim Salah Aden
Email: ibra88@hotmail.com
SomaliTalk.com | Odense| Denmark


SU'AALO CILMIYEED


ZEYD BINU XAARITHA: INTEE NOLOSHIISII KATAQAAN?
Kusoo Dhowaada Bogga Su'aalo Cilimiyeedka ee SomaliTalk.com

Kajawaab Su'aalaha hoos kuqoran adigoo aan eegin Jawaabaha, intee in le'eeg ayaad ka garatay, aqoontaada tijaabi. Mahadsanid in aad soobooqatay bogga "Su'aalo cilmiyeedka", fadlan asxaabtaadana usheeg.
TALO: Su'aalaha waa
26aad  ee habnololeedkii saxaabada oo su'aalahani kayimaadeen. Su'aalihiina waa kuwan:

1. Sheeg magaca Zeyd Binu Xaaritha hooyadiis?.
Sucdaa Bintu Khaalid
Sucdaa Bintu Thaclaba
Sucdaa Bintu Usaama
Sucdaa Bintu Abi Daalib

2.Imisa sanno ayuu jiray markii la qafaashay Zeyd?
18jir
8jir
28jir
38jir

3. Yaa gatay Zeyd Binu Xaaritha?
Xakiim Binu Khaalid
Xakiim Binu Qureyda
Abuu Jahal
Xakiim Binu Xazaam Binu Khuweylid

4. Sheeg magaca xaaskii ugu horeysay ee uu guursaday Zeyd?
Zeynaba Bintu Xamsa
Zeynaba Bintu Jaxsha
Zeynaba Bintu Usama
Zeynaba Bintu Abubakar

5. Sheeg dagaalkii uu ku shahiiday Zeyd?
Dagaalkii Badar
Dagaalkii Uxud
Dagaalkii Mu'ta
Dagaalkii Aws iyo Khasraj

Derejo/Score =
Jawaabaha Saxda ah / Correct answers:


Casharka 26 ka akhri halkan.... . Su'aalihii saxaabigii horena ka akhri casharka 24aad.

###

Qore: Ibraahim Saalax Aaden
Email:
ibra88@hotmail.com
SomaliTalk | Odense | Denmark

CASHARKA HORE

CASHARKA XIGA

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great



HTML CD