SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SAXAABADA

Qore: Ibrahim Salah Aden
Email: ibra88@hotmail.com
SomaliTalk.com | Odense| Denmark


SU'AALO CILMIYEED


AL-RABIIC BINU ZIYAAD AL-XAARITHI
: INTEE NOLOSHIISII KATAQAAN?
Kusoo Dhowaada Bogga Su'aalo Cilimiyeedka ee SomaliTalk.com

Kajawaab Su'aalaha hoos kuqoran adigoo aan eegin Jawaabaha, intee in le'eeg ayaad ka garatay, aqoontaada tijaabi. Mahadsanid in aad soobooqatay bogga "Su'aalo cilmiyeedka", fadlan asxaabtaadana usheeg.
TALO: Inta aadan su'aalaha ka jawaabin akhri Casharka 24 ee habnololeedkii saxaabada oo su'aalahani kayimaadeen. Su'aalihiina waa kuwan:

1. Sheeg wafdigii uu la socday Al-Rabiic markii uu u imaanayay Cumar?
Wafdigii Yaman
Wafdigii Dimishiq
Wafdigii Baxrayn
Al-Qhifaari

2.Yeey walaalo ahaayeen Al-Rabiic Binu Ziyaad?
Muhaajir
Mansuur
Muhaajir
Makhzuum

3. Sheeg saxaabiga ku Alle baryay dhimmasho, loona aqbalay?
Abuubakar Assiddiiq
Abuu Saciid Al-khudri
Al-Rabiic Binu Ziyaad
Abuu Muusaa Al-Ashcariyi

4. Jawaabtii Rabiic ee Ziyaad Binu Abiih waxay ahayd?
In qaniimada dagaalka laga helo uu qaato Al-Rabiic
In qaniimada dagaalka laga helo la siiyo masaakiinta
In qaniimada dagaalka laga helo la siiyo oo keliya mujaahidiinta
In qaniimada dagaalka laga helo shan meelood meel loo soo gudbiyo bankiga dhexe ee dowladda, inta kalena mujaahidiinta loo qaybiyo

5.ma jiro qof laga soo billaabo markii aan khaliifka noqday iigu run sheegay sidaad adiga runta iigu sheegtay, ee kumaad tahay adiga? yaa hadalkaas ku yiri Al-Rabiic Binu Ziyaad Al-Xaarithi
Abuu Bakar Sidiiq
Cumar Binu Khadaab
Cali Bin Abii Daalib
Abuu Dar Al-Qhifaari

Derejo/Score =
Jawaabaha Saxda ah / Correct answers:


Hadii aad wada saxday su'aalaha, isku day saxaabiga ABUU-DAR. Hadiikale fadlan kulaabo  Casharka 24aad ee habnololeedkii saxaabada oo su'aalahaani kayimaadeen, kadibna kusoo laabo su'aalaha.

###

Qore: Ibraahim Saalax Aaden
Email:
ibra88@hotmail.com
SomaliTalk | Odense | Denmark

CASHARKA HORE

CASHARKA XIGA

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great



HTML CD