SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SAXAABADA

Qore: Ibrahim Salah Aden
Email: ibra88@hotmail.com
SomaliTalk.com | Odense| Denmark


SU'AALO CILMIYEED

ABUU DAR AL QHIFAARI: INTEE NOLOSHIISII KATAQAAN?
Kusoo Dhowaada Bogga Su'aalo Cilimiyeedka ee SomaliTalk.com

Kajawaab Su'aalaha hoos kuqoran adigoo aan eegin Jawaabaha, intee in le'eeg ayaad ka garatay, aqoontaada tijaabi. Mahadsanid in aad soobooqatay bogga "Su'aalo cilmiyeedka", fadlan asxaabtaadana usheeg.
TALO: Inta aadan su'aalaha ka jawaabin akhri Casharka 23aad
  ee habnololeedkii saxaabada oo su'aalahani kayimaadeen. Su'aalihiina waa kuwan:

1. Sheeg qabiilka ay uu ka dhashay Abuu Dar?
Al-Khazraji
Al-Ashacariyi
Al-Yamaama
Al-Qhifaari

2.Sheeg magaca Abuu Dar?
Jundub Binu Mascuud
Jundub Binu Jamaama
Jundub Binu Junaada
Jundub Binu Binu Cawf

3. Waxaad sheegtaa meesha ay degganaayeen qabiilka uu ka dhashay Abuu Dar?
Magaallada Madiina
Buurta Carafa meel u dhow
Togga lagu magacaabo WADDAAN
Magaallada Makka

4. Sheeg sannadka uu geeriyooday Abuu Dar
Sannadkii 23-da hijriga
Sannadkii 20-aad ee hijriga
Sannadkii 32-aad ee hijriga
Sannadkii 18-aad ee hijriga

5. Kumuu ahaa saxaabigii soo islaamiyey tolkiisoo idil
Abuu Bakar Sidiiq
Al-Jarraaxa
Cali Bin Abii Daalib
Abuu Dar Al-Qhifaari

Derejo/Score =
Jawaabaha Saxda ah / Correct answers:


Hadii aad wada saxday su'aalaha, isku day saxaabiga Al-JARRAAX. Hadiikale fadlan kulaabo  Casharka 23aad ee habnololeedkii saxaabada oo su'aalahaani kayimaadeen, kadibna kusoo laabo su'aalaha.

###

Qore: Ibraahim Saalax Aaden
Email:
ibra88@hotmail.com
SomaliTalk | Odense | Denmark

CASHARKA HORE

CASHARKA XIGA

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great



HTML CD