SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK -  CALI SAMATAR
Daabaco Boggan | Print


  • Qoraalada Laga Qoray Dacwada Maxamed Cali Samatar

General Samatar Waxaa Markhaati Ugu Filan Taariikhdiisa
Dr Ahmed Said Ali  | Jan 12, 2005
Waxaa doonayaa inaan ka hadalo arrin todobadyadan la hadal hayey  oo ah dacwada madani ah oo soo qaban qaabanqaabiyey ururka la yiraahdo Center of Justice and Accountability oo..
Guji..

CALI SAMATAR WAA GACAN KU DHIIGLEH: HALKAYSE KA TIMID TAAGEERADA REER MENNISOTA
QORE: MOHAMED ABDI HASSAN (DIRIDHABA) | Pakistan | Dec 31, 2004
aniga oo aan jeclayn inaan fara-gelin ku sameeyo arrimaha u gaarka ah Jaaliyadaha Soomaalida ee ku nool dhammaan daafaha dunida oo ay iga mudanyahiin karaamo iyo tixgelin badan, ayaa hadana waxaa indhaahagu qabanayaan mararka qaarkood waxaad la yaabto...
Guji...

MAXAA SAMATAR LOO XUSHAY
Qore: Hussein Farah | Minneapolis | Dec 31, 2004
Sidaan la wada socono muddadii ay dhisnayd dawladii soomaaliya waxaa xilal ka soo qabtay dad aad u tira badan,waxayna dhammaantood wada ahaayeen dad u dhaartay sidii ay wadanka iyo dadka wax ugu qaban lahaayeen,runtiina qof kasta oo dadkaas ka mid ahi.. Guji...

Ha U Gargaarina Dhagarqabe Cali Samatar Iyo Cidii La Mid Ah
Qore: Kaysar Cabdilaahi | UK | Dec 31, 2004
Iyada oo qof kasta oo caqli lihi uu ogyahay halaagii uu Maamulkii Maxamed Siyaad Barre iyo kuwii hoos gableynayey ay badeen mujtamaca soomaaliyeed, iyada oo loo soo taagnaa xasuuqii, dabargoyntii iyo isir tirkii lagu sameeyay shacbiweynaha reer Somaliland gaar ahaan iyo waliba tacadiyadii iyo dilalkii tirada badnaa ee .. Guji...

Jawaab Celin Shirkii Minneapolis 
Qore: Abbas Omar Mohamed | Canada | Dec 31, 2004
waa iska cadahay dacwada lala beegsaday Cali Samatar in ay tahay mid xaq daro ah. Shaqsiyaadka ka dambeeyana waxay ula beegsadeen dacwadaas Cali Samatar kaliya, iyagoo is leh odayga kama dhalan qabiil wayn oo difaacaya anigu sidaas ayaan is leeyahay in ay u dhacday arrinta.. Guji...

Reer Minnesota oo Taageeray Reer Cali Samatar Si ay isaga Difaacaan Dacwad Madani ah oo ku Furan Maxamed Cali Samatar..
SomaliTalk.com | Minneapolis | Dec 26, 2004
Shir ay ka soo qayb galeen odayaasha, waxgaradka, aqoonyahay iyo shacab ku dhaqan magaalada Minneapolis oo rag iyo dumarba leh ayaa xalay lagu qabtay Hoteelka Holiday In ee xaafada Cedar ee magaalada Minneapolis. Shirkaas oo lagu soo dhoweeyey wafti ka socdey qoyska reer Maxamed Cali Samatar oo... Guji...

HADDII AAD DULMI KA CABANAYSID DULMI ADIGU HA SAMAYN!!!!
Qore: Hussein Farah | Minneapolis | Dec 19, 2004
Ilaahay waxuu inaga xaaraanitinimeeyay dulmiga oo ah shay aad u xun, waxaana hubaal ah qofka oo dulmi geystaa inay iman doonto maalin lagula xisaabtami doono. Muddadii ay dhisnayd dawladii milateriga ahayd ee soomaaliya waxaa wadanka ka dhacay tacadiyo badan oo lagula kacay qaybo bulshadda ka mid ah,inkasta oo ay ka dibna dhaceen waxyaabo ka daran... Guji...

Ra'iisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya, Mohamed Ali Samatar  Dacwad Lagu Soo oogey
USA | November 12, 2004
ALEXANDRIA, Va. Warar ay maanta faafiyeen warbaahinta Maraykanku ayaa shaaca ka qaaday in dacwad lagu soo oogey ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mohamed Ali Samatar, oo hadda ku nool gobolka magaalada Fairfax, ee gobolka Virginia ee dalka Maraykanka... Guji...

LINK: www.SomaliTalk.com/samatar

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

 



HTML CD