|
Sadio's Store #35 oo ku Yaal Lake
St. - Mallka Global
Sawirada Cusub:
Sawiro Dhar, boorsooyin, dahal iyo alaabo cudub ee dukaanka
halkan ka daawo.. Guji
Sawiradii hore:
ee dukaanka Sadio Store Halkan ka daawo.. Guji

Dukaanka SADIO'S STORE waxa uu ku
dhax yaal Suuqa Cusub (Malka Global) ee dhawaanta laga furay
wadada Lake Steet oo u dhaw wadada tareenka meesha uu ka gooyo
Lake St ee Minneapolis. Waa dukaan aad ka heli kartid dharka
dumarka Soomaalida oo leh noocyo kala duwan, dahab, boorsooyin,
suumanka ragga, barafuuno iwm.
Marka aad soo gashid Suuqa, u soo
leexo dhanka midig, eeg dukaan #35 - waa hortaada.
Waxaad ka heli kartaa dahab noocyo
kala duwan:

Waa dukaan cusub ee hore u gaar.

Bustayaasha iyo noocyo kala
duwan oo dhar ah:

Noocyo Kala duwan oo Barafuun
ah:

Waxa kale oo aad SADIO'S STORE
ka heli kartaa dhawr nooc oo saabuun ah.
Waa Saabuun u wanaagsan wajiga,
sida in ay wajiga ka baab'isa qayirnaanta, finanka iwm.
Waxa kale oo aad dukaanka ka
heli kartaa Saliid Madax:

Waa Saliid madax oo aad u
wanaagsan


Suumanka Ragga

Dharka dumarka oo leh noocyo kala duwan:






Kuulaha iyo Dhega-dhegaha
gabdhaha:


Hore u gaar:
SADIO'S STORE #35
oo ku dhax yaal Suuqa
Global Business Center
2106 E. Lake St, Unit #35
Minneapolis, MN, 55407
Sawiro cudub ee dukaanka halkan ka daawo.. Guji


|