SomaliTalk.com
ALLAH IS GREAT

 SOOMAALAAY IS GARO

 

 SOOMAALAAY IS GARO
Abwaan: Cusmaan Ducaalle Daahir
Telefoon: 1.612.872.8160
Minneapolis, MN, USA

Email:
Tayasir7198@yahoo.com

Waa Giraan Suugaaneed Xambaarsan intii qiimaha iyo qaayahay badnayd suugaantii hal abuur Cusmaan Ducaalle Daahir. Abwaankii Soomaaliyeed ee Minnesota, taas oo ay ku jiraan gabayo iyo maansooyin. Kuwaas oo taabanaya dhinac kasta oo kamid ah nolosha ummadda Soomaaliyeed.

Giraantan waxaad ka heli doontaan dhammaan goobaha ganacsiga ee Soomaaliyeed Minnesota.

Gabayada iyo maandasada waxaa kamid ah:

  • Jaahil
  •  Quwad
  •  Soomaaliyey is garo
  •  Maansadii Guhaad
  •  Soomaalinimo
  •  Ilaahay idin doori
  •  Baadhi
  •  Talo sax ah
  • Yaa la heshiiyey
  • U dadaala tacliinta
  • Arin aan la fileyn. 

isgaroIdaajaa Nasrulahi iyo AlBaqraan kugu deyray, Allaan kuu talo saartay oo inshaa Allah lumi meysid.

Inkata oo weerar cadow iyo waardiye kala xidho, hadaan wadku dilin oo midkoodwadan Aabe iyo wiilkii isma waayaan.

War moog ka ahow waxaan ku maqnahay waanadii waalid nimo wax iga maqal wadeecada ruuxna kuma waaro, wax soo socda weynahaa garan, Rabbi baan wacday waaxid keenii, wakiil kaaga yeelay walad yahow, wacnaan baan xigi waxyeeladane, ha weyrixin wehel la'aan taadee waqtiga ila dhowr bal waayaha.

isgaro isgaro
somaliaSOOMAALAAY IS GARO

waa gabayadii iyo maansadii Abwaan Cusmaan Ducaalle Daahir ee Hamoogaan

Faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
Abwaan: Cusmaan Ducaalle Daahir
Telefoon: 1.612.872.8160
Minneapolis, MN, USA

Email:: Tayasir7198@yahoo.com

______________________________________
DAABACAAD: March 11, 2003 |  SomaliTalk.com

AFEEF: Sawirada iyo gabayada iyo maansada xuquuqdooda waxaa leh Abwaan Cusmaan Ducaale Daahir.

GABAYGII HOOYAA QOYS KU DHISNAA


Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...

 
 

Copyright ©  SomaliTalk.com. All rights reserved.