Wixii aad halkan ku qortid wuu midab kiisu noqonayaa madow. Una fiirso waxaad furtay FONT, marka aad qoraalka dhamaysid ayaana lagaa rabaa in aad xirtid.

Waxaa halkan ka bilaabanaaya jumlad cusub, waxaana sababaya arrintaas waa

oo u taagan paragraph. Marka la xoojinayo qoraal waxaa loo baahan yahay in lagu daro oo u taagan BOLD, waxaana had iyo loo baahan yahay in laxiro Haddii aad farta cawaandi kadhigeysid waxaad u baahan tahay oo u taagan italic, waana in laxiraa hadii aad rabtid in aad tuduc hoosta ka xariiqdid waxaad u baahan tahay oo u taagan UNDERLINE, waana in laxiraa.

Marka aad rabtid in jumladdu u badato dhanka midigta ah waxaad raacineysaa ALIGN oo ku hoosjira

, marka tuducdii ama qoraalkii dhammaadona waa in laxiraa.

Ha u daymo la'aan in midabka bogga oo dhan meesha bedeleysaa ay tahay BODY, waana meesha aan qoraalkaan ku qoreyno. Marka BODY wixii lagu qorilahaa u dhammaado waa in laxiraa, kaddibna lagusii xiraa HTML guud ee kor kasoo bilaabatay.