Qiimaha Dhulka
& Qadarin La'aanta Soomaalida
Bishaaro Bishaaro: waa buug aad u qurxoonoo
markii aad kor u qaaddo durba aad u qushuuci. Jaldigiisa quraa, sawir qeexan ku
siin. Qofkii koobi ka qaata haddii uu qanci waayo, oon quraacdu ku seegin ama
aan qado dhaafin, lacagtiisa ha qaato. Caddadkaannu qorshaynay, qayb yar baan
ka samaynee, adigu qaate ahoow. Qaacadii lagu iibin, dadku wuu ku qamaamime,
marka kii ku qadoow, samir qaado walaal.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir telefoonadan:
651-230-8866 iyo 612-226-8458 ama email:
cabdulwaxid@hotmail.com
Ads:SomaliTalk.com | May 20, 2004 |