Home » Dhaqanka

Waxaa loogu talo galay in qolyaha tuugada ee waraaqaha dafa ay ku wareeraan si aysan dadka kale akhbaartoda u xadin

Mar 13, 2011
Waaa qoraal lacaaf ah Sebastian Aguilar sebastian1970@carsl.com Teddy Prince xxpev11013@rockpenis.com Amie Hendrickson ah1994@oversizedpenis.com Liam Gaston liam_gaston@paramountdrugs.net Destiney Mccullough destiney.mccullough@onlinepharmacyinternational.com Celeste Flynn flynn0@order-meds.com Warren Flanagan flanagan.warren@highclassmeds.com Kerri Mcneal kmcneal@adultporndvdflicks.com Neil... 

Sidee u kasbanaysaa Quluubta Dadka kale

Aug 15, 2009
Walaalayaal marka hore waxaad iga gudoontaan salaanta islaamka, salaan ka bacdi waxaan dhammaantiinba idiin rajeynayaa kheyr iyo barwaaqo. Walaalayaal waxaan warqaddan idiinku soo dirayaa si aad iila qaybsataan kheyrka iyo nimcada aan arkey. Walaalayaal waxaa markey taariikhdu ahayd 09kii bishii agoosto nagu soo booqday magaalada Copenhagen ee dalka Denmark, sheekh Ibraahim bin cabdalla Aduweyish.... 

Khamriga iyo Dhibaatada uu ku Hayo Dhallinyarada Soomaaliyeed|Daaduray

Aug 14, 2009
Dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa burburkii ku dhacay Dalka wuxuu noqday mid saamayn weyn ku yeeshay dhinacyada waxbarashada , Shaqooyinka, Ciyaaraha , iyo arimaha Bulshada waxaase qaarkood u sii dheeraa Isticmaalka Khamriga iyo Qaadka oo ay Meherad ka dhigteen qaar ka mid ah Dhallinyarada Soomaaliyeed Dhallinyaradu waxay leeyihiin kuwa wax bartay oo aan ku jirin Merheradan Khamriga ah Jaamacadaha iyo...