Home » Islam
Bani’aadamku wuu ka sarreeyaa kana fadli badan yahay Qur’aanka|Nuradin
Bani’aadamku wuu ka sarreeyaa kana fadli badan yahay Qur’aanka.
Heerka hooseeya ee qiimaha bani’aadamka maanta lagaadhsiiyay waa mid iyaga dhexdooda kayimid ee aan meelkale uga iman. Tusaale waxaa u ah, dulleysiga bani’aadamka lagu dulleystay magac diin/kitaabka alle, magac midab/midab sooc, magac awoodeed/dowladnimo, iyo magac hanta/taajir iyo faqiir. Dhamaan qaab dhismeedka bulshooyinka...
Sh.Qardaawi | Sabriye
SHEEKH DR. YUUSUF AL-QARADAAWI TAARIIKH NOLOLEEDKIISII OO KOOBAN
DHALASHADIISII IYO WAXBARASHADIISII
Sheekh Dr. Yuusuf Mustafa Al-Qaradaawi wuxuu 9/9/1926kii ku dhashay tuulada Safat Turaab oo ka tirsan degmada Al-Maxalla Al-Kubraa, gobolka Al-Gharbiya ee dalka Masar. Sida Al-Xaafid Ibnul-Xajar iyo qaar kale ay sheegeen tuuladaas waxaa ku dhintay asxaabtii Nabiga (SCW) ninkii ugu dambeeyay ee dalka...
Siiradii Nebi Sulaymaan|A. Albannaa
Siiradii Nebi Sulaymaan(CS) iyo xikmada ku qarsoon Qaybtii labaad
Sidaasi ayaa looga baahanyahay qofka muuminka ahi inuu ku dhex noolaado cabsi iyo rajo oo aanu talo saaran salaad badnidiisa ,soonkiisa waayo waxaasoo dhan hadii laguugu xisaabiyo xubin ka mid ah jidhkaaga waxay ku ag noqonayaan waxba ilaa ay dhacdo in adigaba lagugu yeesho deyn, haddii aynu u fiirsano suuradu Mulk ilaahay wuxuu sheegay((si...
Mutamarkii Rochester Minnesota
Mutamarkii Magaalada Rochester oo Si Habsamiya ku soo gaba gaboobay
Mutamarkii saddexda maalmood ka socdey magaalada Rochester ee Gobolka Minnesota ayaa Axadii (July 26, 2009) si habsami ah kusoo gabagaboobay.
Nin goobta ku Muslimay ayaa asna dad ka la hadlay nin kaa ayaa Shaqaalo ka ahaa Goobta Mutamarka
Laakiin markii uu ku arkay dad kala midab ah oo is jecel sida uu sheegay jelaaday Diinta Islaamka...




