Home » Faallo
Culumada oo loo qaybiyo Rabaaniyiin iyo Culuma’usuu waa kalmad xaq ah oo loola jeedo baadil: Qaybtii 2-aad
Qormadii hore waxaan uga hadalay sumada iyo calaamada lagu kala garto rabaaniyiin iyo culumaa’u suu, (culimada fiican iyo kuwa xun), ka dibna waxaan ka hadalay tilmaamaha rabaaniyiinta.
Qormadaan waxaan ku qaadaa dhigaynaa tilmaamaha culumaa’u suu, culimada xunxun allah ha inaga badbaadiyee, waxaa suurta gal ah in loo qaybiyo sadex qaybood siday u qaybiyeen qaar ahlu cilmiga ka mid ah;
Caalim...
Biloowga Dagaalka Shidaalka (Black Gold) Ee Soomaaliya!
Hordhac/Gogoldhig
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo
Intaa kabacdi, aqristaha sharafta badanoow, ma aha wax lagu farxo wadan 20-sano iyo ka badan burbur iyo dagaalo ka dhex aloosnaayeen, magacyo kala duwanba haloo yeelee, guntooduna wada aheyd dano shisheeye oo dad maqaarka sare Soomaali ka ahi u fulinayeen, in hadana dagaal Shidaal...
Sidee Computerka Looga Xanibi karaa Websiteyada Aflaanta Anshaxa Xun
“Carruurtaada ka difaac website-yada Anshaxa Xun”..
Internetka waxaa ka buuxa macluumaad wax tar leh. Waxaa taas garab socda in ay ka buuxaan waxyaabo aad halis u ah iyo kuwo anshax ahaan khatar ah oo aan u wanaagsanayn koritaanka caqliga ama maskaxeedka carruurta iyo amaankooda naf ahaaneedba. Sii Akhri
Read More →
London Conference: Somalia’s expectation for self governance disregarded
February 3, 2012
So far, the consultations for the preparation of the London Conference on Somalia have been described as mere presentations of seven pre-determined themes while the views and suggestions of the Somali participants have been characterized as ambitious, opposing, and non-operational. Sure, the Somali views are diverse, opposing, not filtered or unharmonized but they share the deep desire...
UUR DOOX Qaybta 5-aad: Mid baa gacanta taagay waxaa la waydiiyay wuxuu rabo, wuxuu yidhi waan soo tukanayaa, waxaa la yidhi ma jirto?
Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya
Alloow Naga Aqbal Dadaalkeenna iyo Camalkeenna oo Raad Fiican naga reeb (aamiin). Qoraalladan ilaa iyo markaan billaabay waxaa isoo gujinaya xoog aanan garaneeyn halka uu ka imanayo anigoo filaya in Allaha caadilka ah uu ka imanayo xaggiisa, kaasoo I leh “horray u soco wad qoraalada” Sidaan horay u sheegay ujeeddooyinka qoraalladan waxaa kamid ahaa in la ogaado...
War hits Kenya’s bid to expand waters
Kenya is currently listed number 35 in the UN Commission on Limits of the Continental Shelf list. The commission has only looked at applications of only 15 applicants. But sources say Kenya could overtake some earlier applicants who still have border disputes with their neighbours.
The lack of a boundary agreement between Kenya and Somalia and the continuing instability in the latter country is likely...
WAA-WAREYDA WADNAHA
Wadnahu waa xubin hilib ka sameysan (Myogenic Organ) oo aynu ku wadano laabta dhankeeda bidic. Wuxuu kamid yahay xubnaha saldhigga u ah nolosha jirka. Muddo qarniyo badan ah ayuu aadmigu si gaar ah ugu howlanaa kororsiga ogaallada ku hareereysan xubintan. Wixii ka horeeyey qarnigii 20-aad, tallaabooyinka uu aadamigu u qaaday dhanka garashada asraarta wadnaha, waxay ahayd mid kooban. Aqoonta...
Dowladda Soomaaliyeed Waa inay la Heshiisaa Urur-ka Al-shabaab
Waxaa laga yaabaa marka kalmadaas la yiraahdo inay u muuqanayso arin si kale u dhisan ama falsagaysan amaba dadka qaar ay u tarjuman karaan aragti ku xiran shabaab, ama u dhow inay wax la qabanayso, sida ay u haystaan ama ay aamini karaan Soomaali badan ama Ajaanib fara badan intuba.
Inkastoo ay taasi jiri karto, haddana wax dhici karo maaha in wax kastaba sida laga aaminsan yahay uun u ekaadaan, ee...
Go’aanada Shirka London oo la sii Ogaaday
Waxaa in mudda ah la hadal hayay shir ka dhici doona magaalada London oo looga hadli doono arrimaha soomaaliya, sida la ogyahay marna dowlada ingriisku ma muu jin siyaasad ka hor imaaneeysa midnimadda soomaalida lamana safan mid ka mid ah dhinacyada soomaalida ee iska soo horjeeday.
Hadaba waxaa isweeydiin leh shirkaa maxaa ka soo bixi doona? Yaa ka ah danleey? Waa maxaay caqabadaha suuragalka ah?...
Weligeyn Ma Sibraar Baynu Ahaaneynaa !!Barbar Dhac 21Sanno iyo 21 Sanno
26-kii bishii Janaayo 1991-dii waxaa waqti habeennimo ah madaxtoonyada Villa Somalia isaga cararay hogaamiyihii Milatariga ee Soomaaliya Max’ed Siyaad Barre kadib markii Jabhado isbiirsaday oo ay hogaamineyso Jabhaddii USC kacdoon hubeysan ay kaga tuureen xukunkii jiray 21-ka, waxayna dadka intooda badan niyadda geliyeen in uu isbedel dhici doono, xiligaa waxaan ku sugnaa degmada Huriwaa, waxay indhaheygu...
Alshabaab intii la is watey maxaa wax loogu sheegi waayey?. Qeybta 1aad
Qoraalkaan waxaa laga diray xarunta maamulka Jamaacada Ictisaam ee magaalada Muqdisho habeen sabti ah oo saacaddu ahayd 10:30 PM, taariikhduna ahayd 04 March 2006, taariikhdaas oo ahayd 13 beri ka dib markuu qarxay dagaalkii Muqdisho ee maxkamadaha iyo isbahaysiga, qoraalkuna wuxuu xambaarsanyahay warbixin iyo soo jeedin ku socota maamulada jamaacada ee dalka iyo dibadaba.
FG:...
Dhaqanka Islaamka: Qoraalkan waa khulaasadii dowro ka hadlaysa dhaqanka islaamka oo Jaamacadda Bariga Afrika
Qoraalkan waa khulaasadii dowro ka hadlaysa dhaqanka islaamka oo Jaamacadda Bariga Afrika ay xagaagii 2010 lagu siiyey macallimiinta dugsiyada sare ee magaalooyinka Gaalkacyo, Garoowe, Qardho iyo Boosaaso, waxayna ila noqotay in dad badan ka faa’iidaysan karaan. Waa kan mulakhaskii dowradu:
Thaqaafada Islaamka (Islamic Culture)
Ahmiyadda iyo fadliga cilmiga
- Ilaahay wuxuu ku amray nabiga صلى...
Ma Maqashey, Ma Taqaan, Mise Waa Moog tahay
Xaaladda Soomaaliya oo oo marba marka ka dambeysa ay Cirka isku shareereyso ayaa waxaa doorbidey in aanan ka Aamusin sidaa darteed Soomaalida waxay tiraahdaa haddii Rag Coloobo oo Ciifo Dhexmarto , hadba sidaan ku Ciil Bixi karo waa kuu Cawo Adduun , waxaan doonayaa in aan Xaaladda Soomaaliya ka hadlo laga soo bilaabo Sannadkii 1992 Xiligaas waxaa Qaramada Midoobey uu Go’aamiyey in Soomaaliya Ciidamo...
Culimada oo loo qaybiyo rabaaniyiin iyo culuma’usuu waa kalimad xaq ah oo loola jeedo baadil.
Waayadan danbe waxaan maqalaa erayo ay kamid yihiin culumaa rabaaniyiin iyo culama’usuu (culimo rabigeed u hogaansan iyo culimo xun) oo loola jeedo in culumada iyo cilmigoodaba lagu dhaawaco, waxaan halkan ku soo ban dhigi doonaa inshaa allah qaar ka mid ah tilmaamaha culumada rabaaniyiinta ah iyo tilmaamaha culumaa’ usuu, kadibna waxaan is waydiin doonnaa yaa culuma’usuu ah? maxaase lagu kala...
SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeed | Casharkii XIX-aad
Weerarkii ka bilowdey geeska Afrika oo Talyaanigu uu ku qaadey Itoobiya, iyo kii ka bilowdey bariga-fog ee Jabaanku uu ku qaadey Shiinaha, jamciyaddii caalamiga ahayd (League of Nations) waa ay ka aamustey. Sababtu waxay ahayd dowladaha hor-boodayay jamciyadda (Ingiriis, Faransiis iyo Mareekan) oo aanan xilligaas qorsheysan in ay ka qeyb-qaataan dagaal dunida ka hura. Ingiriiska iyo Faransiiska waxaa...
Maxaa Culimada Soomaaliyeed Loola Colaytamay?
Culimadu waa dadkii dhaxlay risaaladii iyo fariintii Nabi Maxamed naxariis iyo nabadgalyo dushiisa ha ahaatee uu la yimid. Waa iftiinka iyo ilayska wax lagu ifsado, xaqa iyo baadilkana way kala cadee yaan, waxaase xusid mudan in ay yihiin adoomo ilaahay oo gafaya asiibayana, wixii ay ka waa faqaan kitaabka iyo sunnada waa lagu raacayaa, wixii ka khaldamase lagu raaci mayo. Wixii ka qaloocda culimada,...
Tacsi ku Wajahan Magacii Dowladnimo
Markay ay burburtay Dowladdii dhexe ee Soomaaliya 1991, waxaa durba bilowday magacyo horey ay ka raacsan tahay ‘S’ oo ah magacyo u taagnaa ururo siyaasadeed, waxaana magacyadaasi ay galaafteen kumaan kun oo Somaali ah, kadib markii dadkii magacyadaasi sameeyey ay labo labo isku qabsadeen iyadoo mid waliba uu isagu isku haysto midka saxda ah. Maanta oo aan mareyneyo sanadkii 21-aad ee intaan ku...
The People’s Road Map: Rebuilding a New Somalia
A position Paper by HE Madobe Nunow, Reformist MPs and the Somali Justice and Development Party (SJDP)
15th January 2012 Executive Summary
When Somalia become a nation in 1960 the country was considered as one of the best African countries in the continent. Somalia even gave foreign aid to landlocked Zambia and Tanzaniain the late 60’s at their efforts at reconstructing their nascent economy and...
UUR-DOOX: Qaybtii 4aad:
Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya -
Qore. Sh. Cabdiraxmaan Sh. Cumar
Alloow naga ilaali gefka iyo xumaha, oo noo hag xagga raalli-ahaanshahaaga (aamiin).
Xaaladdii Ka Taagnayd Caalamka Islaamka:
Waxaan idiin soo tarjumay ararta kitaabkii uu qoray Sh. Maxamad Qudub, oo uu ku sheegay ilbaxnimada Reer Galbeedka (Dimuqraadiyadda) iyo tan Reer Bariga (Shuuciyadda) in ay yihiin jaahilayad halis ah isagoo...
Imaam Shiikh Shaafici oo Al-Shabaab Aamusiiyey (2) !!!
Akhristoow wuxuu Casharkeenii hore noo joogay anagoo ka soo
Sheekayneyna sababaha ay Al-shabaab u soo Daliilsan waayeen
Aayadaha la macnaha ah Aayadda Suuratul Maa’ida ee :
(
يأيها الذين امنوا لا تتخذوا اليهودوالنصاري اولياء بعضهم اولياء )
Waxaana ka soo hadleynay Suuratul AL-Mumtaxinah oon soo niri
waa Suuradda aad u faahfaahisay Xiriirka...
MASHRUUCA DEEGAAN-CIREED IYO DABAQ-GEEYIHIISA
Markasta oo lagu xeel-dheeraado fahamka aayadaha abuurka ah, waxaa si wacan loo helayaa ogaallada la xiriira aayadaha ooraaheed ee ku soo aroorey kitaabka quraanka ah. Taas ka soo hor-jeedkeeda waxaa ah, markasta oo caadifad la raaco oo laga fogaado jaan-tusyada abuurka iyo cimilada, waxaa lagu sikanayaa nolol ah fadhiid iyo fadhi ku-dirir. Waxaa laga fogaanayaa xeerarkii nolosha oo quraanku uu inoo...
DASTUUR LAGU DHAQMAA , DOWLAD LAGU DHISAA, DALNA LAGU DEJAA
Waxaa inta badan aad moodaa in mudooyinkan umada soomaaliyeed ay garwaaqsadeen in aan marnaba dowlad iyo midnimo iyo nidaam toona iman karin inaan nabad la hirgelin karin haba yaraatee wax kala danbayn ahna la helaynin ilaa dalku ka yeesho dastuur iyo sharci iyo garsoor maahee.
Hadaba dastuurka hadda la qorayaa ee qabyada muxuu kaga bedelan yahay kan hada noo qoran ee axdi qarameedka ku...
UUR DOOX Qaybta 3-aad: Waxay gabar ii sheegtay ku noolayd magaalada Burco, in dhallinyarada waxdada magaalada Burco la dhagaxyeeyn jiray marka la arko
Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya
Xaaladda Dunida Muslinka
Allaa mahad leh, isagaan u cuskaneeynaa umuuraheenna oo dhan,waxaan rabaa qormadan in aan dib idinkugu celiyo todobaatameeyadii, sawir cadna ka siiyo dadkii aan joogin ,intii joogtayna aan xusuusiyo insha allaah.
Waxaa kaaga muuqda qoraaladii hore in muslimiinta soo mareen marxalado hoos u dhac ah sida qabsashadii Andulus, soo qixintii dadkii...
SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeed | Casharkii XVIII-aad
Dabkii ka shidmay Geeska Afrika (Dhacdadii Wal-waal) waxaa xigay colaad baaxad wayn ee ka aloosantay meelo kamid ah gobollada dunida. Middeedii ugu horeysey waxay ahayd dab-shid ka qarxay koonfur-galbeed qaaradda Yurub. Dalka Isbaaniya ayaa markaas waxaa ka hurey dagaal-sokeeye oo ay ku riiqmeen dadkii ku dhaqnaa halkaas. Colaaddaas oo socotay muddo saddex sano ku dhowaad ah, waxay bilaabatay bartamihii...
Dib u eegista 2011 iyo dhacdoyinkii ugu waa weynaa.
Waxay ahayd subax jimca ah 17/12/2010 dhamaadkii sanadkii hore markii uu dab jirkiisa qabadsiiyay wiil udhashay dalka tuunis, isala bishaasi 18keedii waxaa kacdoon sameeyay shacabkii magaalada uu kudhashay wiilkaasi, kacdoonkaasi cirka ayuu isku shareeray waxa uuna soo gaaray magaalooyinkii waaweeynaa sida caasimada tuunis.
14 bishii koobaad ee sanadka ayaa waxaa orad isku taabtay oo cagaha wax ka...




