Home » Tech

HTML

Sep 4, 2009
Casharada HTML oo ku qoran AfSoomaali waxaad ka akhrisan kartaa Website AqoonKaal.com. Waa casharo soo koobaya asaaska barnaamijka HTML oo ah farsamada lagu dhiso websiteyada.  HTML waa asaaska hore ee cilmiga lagu agaasimo qaabka ay ku soo bixi doonaan websiteyadu. Inkasta oo farsamada dhismaha websiteku ay hore u martay haddana, asaaskii HTML waa meeshiisii, oo halkaas ayaa lagu salaynayaa dhismaha... 
Halkudheg:

Caruurta iyo goobaha kulanka Internedka|Siciid

Aug 10, 2009
Caruurta iyo goobaha kulanka Internedka Dhawaan waxa aan akhriyay warbixin dheer oo joornaalka la yidhaa Newyork times uu ka qoray dhaliinyaro Soomaaliyeed oo mudooyinkii danbe ay wararku sheegayeen in ay ka guureen wadanka Maraykanka kuna noqdeen Soomaaliya si ay uga ag dagaalamaan ururka Al-Shabaab. Qayb wayn oo ka mida wararka uu joornaalkani soo bandhigay ee ku saabsan xogta dhaliinyaradan waxa... 

Hingaad-saxaha afka-Soomaaliga|Maxamed Mursal

Aug 2, 2009
Hingaad-saxaha afka-Soomaaliga (Somali spell checker)Hingaad-saxahii ugu horeeyay ee afka-Soomaaliga oo la soo bandhigay Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo dhammaan mujtamaca qora afka-Soomaaliga ugu bishaareyneynaa in uu soo baxay hingaad-saxahii (Spell checker) ugu horeeyay ee afka-Soomaaliga. Hingaad-saxahaas oo lagu isticmaalikaro barnaamijyada kumbuyuutarada sida, OpenOffice iyo Mozilla (sida Firefox).... 

Bad baaddad Internet-ka|Rude

Jul 31, 2009
BAD-BAADADA INTERNET-KA Internet-ku waa habka ugu fudud uguna dhakhsaha badan ee maantadan macluumaadka la isku waydaarsado. Waxaa il xog kasta oo loo baahdo si sahala looga heli karo. Waa Goob nooc kasta oo bulshada ka mid ah uu ka heli karo waxa uu markaas danaynayo. Tusaale; Carruurtu waxay ka heli karaan noocyada ciyaaraha kala duwan, ardeyda Collage-yada iyo Jaamacadaha waxay ka heli karaan... 

Wararka iyo Maqaallada Technology

Jul 31, 2009
Technology News » Ma Ogtahay in la ogaan karo Wadanka aad joogtid marka aad Qof u dirto Email….?!!!  » “Mooryaanta” internetka! » Barnaamijyo ku anfacaya » Baro HTML  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...