Home » Caawi

Caawi:Hooyo Karaamo U Dhibaataysan Xanuun Wadnaha Ka Asiibay

Aug 10, 2009
Hooyo Soomaaliyeed Oo U Dhibaataysan Xanuun Wadnaha Ka Asiibay Oo Hayey Mudo 15-sano Ah Hooyo Karaamo Bishaar Muye waxay la il daran tahay xanuun ka asiibay beerka iyo wadnaha kaasoo ay la jiiftay mudo ka badan 15-sano islamarkaana ay dadka Ehelkeedu mudo kala tacaalayeen balse ay ku guul daraysteen inay helaan caafimaadka hooyo karaamo kadib markii ay dhaqaatiirta sare sare ee ka Howl gala caasimada... 
Halkudheg:

Marka – Gabar yar oo gargaar degdeg ah u baahan

Aug 2, 2009
Walaalka Muslimka ahoo u gar gaar gabadhaan yar ee ku xanuunsanaysa Magaalada Marka Gabar aad u da’a yar oo lau magacaabo Qadra Sheeq Cabdirasaaq ayaa ku xanuunsanaysa maaalada Marka ee gobolka Sh/Hoose, iyadoo gabadhaan uu xanuunka ka hayo uu soo gaaray xiligii gabadhaasi ay Hooyadeed dhalaysay oo markaasi aan si wanaagsan looga goyn Xudunta Hooyada dhashay gabadhaan yar oo lagu magacaabo Samsam... 
Halkudheg: ,

Fadlan Caawi Ilmahan Yar oo ay madaxa Biyo uga Jiraan

Aug 2, 2009
Fadlan Caawi Ilmahan Yar oo ay madaxa Biyo uga Jiraan (Daawo Masawirada) Sawirada iyo waraaqaha dukumiintiga halkan ka eeg (GUJI) Kenya:-Dhamaan dadka Soomaaliyeed ee Muslinka ah khayrkana Jecel kuna nool dunida dacaladiisa waxaan ka codsaneynaa in ay alle dartiis u caawiyaan ilmahan yar ee aadka u xanuunsan oo ay madaxa biyaha uga jiraan waxna looga qaban karin dalka Kenya. Suudi Ali waa halsano iyo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...