Home » Announcements

Habmalyo: Arooska Naasir Xaamud Cabdullaahi iyo Nasra Maxmuud Yusuf oo ka dhacay Magaaalada Munich ee Wadanka Jarmalka.

Jun 14, 2011
Hambalyo Naasir Xaamud Cabdullaahi iyo Nasra Maxmuud Yusuf oo arooskoodii ka dhacay Magaalada Munich  ee dalka Jarmalka ,Taariikhdu markay ahayd 11/06/2011. Waxaana Allah oga baryaynaa in uu ka dhigo qoyskii isku liibaana, oo Allah dhexdooda dhex dhiga  khayr farabadan Amiin. Waxaana hambalyadani u diraya dadka magacyadooda hoos ku qoran: Bootaan Barre Samantar iyo qoyskiisa (Denmark) Cabdiraxmaan... 
Halkudheg:

Jaaliyadda Columbus Ohio oo ka Tacsinyeynaya Geerida Ugaas Cumar Ugaas Xirsi

Jun 11, 2011
Innaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Waxaa magaalada Columbus ee dalka Maraykanka ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen waxgarad ka tirsan jaaliyadda Soomaalida Ohio si ay tacsi u gaarsiiyaan qoyska, qaraabada, asxaabta, beesha, iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Ugaas Cumar Ugaas Xirsi oo ahaa ugaaska guud ee beesha Sade oo ku geeriyooday magaalada Nairobi. Ugaas Cumar... 
Halkudheg:

Jaaliyada Mudulood ee magaalada Birmingham Uk oo Tacsi Tiiraanyo leh udiraaya dhamaan Beelweynta Mudulood Geeridii ku timid Allaha u naxariistee Imaan Maxamuud Imaan Cumar.

May 14, 2011
Waxaana Alle ugabaryeynaa imaanka inuu naxariistii janno ka waraabiyo eheladii uu ka tegayna Samir iyo iimaan kasiiyo. Anagoo ah jaaliyadda Muddulood ee magaalada Birmingham Uk Waxa aan  tasi tiiraanyo leh u direynaa eheladii iyo qaraabadii iyo dhammaan beelweynta Mudullood  iyo soomaalida oo dhanba oo uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ku geeriyooday... 
Halkudheg:

Tacsi: Nabadoono Geeriyoodey

Mar 15, 2011
Tacsi Ay Dirayaan Jaaliyadda Cali Saleebaan ee UK ( Innaalilaah wa innaa ileyhim lanuraajicuun ) Dhammaan jaaliyadda Beelaha Cali Saleebaan ee Uk waxa ay tacsi tiiraanyo iyo argagaxba leh u dirayaan dhammaan ummadda reer Puntland gaar ahaan Beelaha Cali Saleebaan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid nabdoonadii gudanayey howlaha  ay bulshadooda iyo  ummaddaba u hayeen ee ku galay shilkii argagaxaa... 
Halkudheg:

Tacsi: Marxuum Sheekh Cumar Faaruuq

Mar 12, 2011
Waxaan tacsi murugo iyo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan, qoyskii iyo eheladii uu ka tagay marxuum Sheekh Cumar Xaaji Cabdi Suldaan (Sheekh Cumar Faaruuq), oo Talaadadii ku geeriyooday Magaalada Jeddah, ee dalka Saudi Arabia. Waxaan leenahay Ilaahey naxariistii Janno haka waraabsho, qoyskii uu ka tagay, shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta oo idilna samir iyo iimaan... 
Halkudheg:

TACSI: Cabdi Xuseen Caraaye oo ku geeroyoodey Muqdisho

Jan 24, 2011
Tacsi Tiiraanyo Leh 1. cismaan Axmed Salad (Amriiko) 2. C/qaadir Maxamed cismaan(cefa) 3. Cilmi Cismaan Boodhari 4,Dr Xasan Maxamuud Maxamed (fanax) 5,Maxamed dhaqane Nuur (gacmo dheere) 6,Maxamed Farah (Duurgube) 7. Faiza Maxamed Xaaji 8.saciid Ibraahim Xuseen (Buuna) 9 Maxamuud Axmed Xasan (xuurshe) 10.Maxamed Xuseen (shiino town) 11, Dr Maxamuud xassan 12,jABRIIL LOO YAQAAN (JABRA) 13.Dr C/qaadir... 
Halkudheg:

Muxaadarooyin lagu qabaan doono magaalooyinka Johannesburg iyo Minneapolis

Dec 24, 2010
Kullamada Minneapolis iyo Johannesburg: Muxaadarooyin  kala duwan  ayaa lagu qaban doonaa magaalooyinka Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika iyo Minneapolis ee dalka Maraykanka. Waxaa muxaadarooyonkaas soo jeedin doona culimo aad looga yaqaan dalka Soomaaliya iyo Caalamka. Jadwalka muxaadarooyinka ee labada magaalo iyo maalmaha la qaban doona ka daalaco hoos. *** Minneapolis: Minneapolis: Diintu... 
Halkudheg: , ,

Khadiijo Cali Maxamuud Ismaaciil oo ku geeriyootey Yemen

Dec 20, 2010
TACSI: إنا لله وإنا إليه راجعون Allah ha u naxariistee Khadiijo Cali Maxamuud Ismaaciil ayaa Sabtidii ku geeriyootey magaalada Ticis ee dalka Yemen. Waxaana tacsi loo dirayaa dhammaan ehelka oo dhan. Waxaa si gaar ah tacsi loogu dirayaa Sacdiyo Maxamed Yuusuf iyo Maxamuud C/Laahi oo ku kala sugan Yemen iyo Toronto. Waxaa kale oo tacsi loo dirayaa eheladii iyo qaraabada oo ku kala... 
Halkudheg:

Taratankii 18aad ee Ciyaaraha Gobolada oo ka furmay Magaalada Garoowe

Dec 17, 2010
Waxaa Magaalada Garooowe oo ah Magaala Madaxda Maamulka Puntland  ka furmey Tartanka 18 aad ee Ciyaaraha Gobolada oo Muddooyin aan la qaban arrimo la xiriira Nabadgelyada waxaana lagu wadaa in tartankaan uu ka duwanaado Tartamdii Hore maadaama ay ka qaygalayaan Ilaa 15 Gobol oo kala ah Bari, Nugaal Sanaag , Sool , Mudug , Galgaduud , Hiiraan, Shabeelada Dhexe , Shabeelada Hoose , Baay, Bakool , Geddo,... 
Halkudheg: ,

Atlanta, Georgia: Soo Dhaweyn Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE

Nov 27, 2010
Somali American Community Center 436 North Indian Creek Drive Clarkston, Georgia 30021 USA.. ______________________ OGAYSIIS  OGAYSIIS Habeenkii Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE Ujeedo: Soo Dhaweyn Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE Waxaa dhamaam Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Atlanta, Georgia, lagu war galinayaa in ay ka soo qeyb galaan xaflad lagu soo dhaweeynayo Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE oo lagu qaban doona... 
Halkudheg:

Tacsi: Sheekh Axmed Xaaji Yusuf Nuur Jamac oo ku geeryoday magaaladda Garowe

Nov 26, 2010
Waxaa dhamaan dadkaan oo kala joga Canada iyo America tacsi u dirayaan dhamaan qoyska reer Xaaji Yusuf Jaama in samir iyo imaan ilaahay kasiiyo, Sheekh Axmed Xaaji Yusuf Nuur Jamac oo ku geeryoday magaaladda Garowe Nov-24-2010. Waxan Ilaahay uga baryaynaan in Janaddii Fardowsa ka waraabiyo Amiin Amiin Amiin. 1. Axmed Dine Gure 2. Saciido Darman Xassan 3. Sheekh Adam Maxamed Ciise 4. Kamil  Dahir... 
Halkudheg:

TACSI KU SOCOTA GUUD AHAAN DADKA REER PUNTLAND

Nov 22, 2010
Australian-Puntland Diaspora waxay tacsi u dirayaan ummadda reer Puntland meel ay joogaanba geerida ku timid labada isim Suldaan Ciise Xassan Cumar oo ku geeriyooday magaalada Boosaaso iyo Suldaan Xassan Cali Baale oo ku geeriyooday magaalada Wardheer. Jaalliyadu waxay si gaara ugu dirayaan tacsi eheladii ay ka geeriyoodeen labada isim waxayna u rajeynayaan labada marxuum inuu janadaii ka waraabiyo. Jaalliyada... 
Halkudheg:

Taariikh nololeedkii Suldaan Xaaji Cali BAALE iyo Tacsidiisii

Nov 20, 2010
Suldaan Xasan Xaaji Cali Baale ilaahay ha u naxariistee,waxa uu ku geeriyooday Gobolka Wardheer ee Soomaali Gelbeed,waxa uuna ahaa Suldaanka guud ee Beesha reer Biciidyahan, waxa uuna jeclaa in laga shaqeeyo nabada iyo horomarka bulshada Soomaaliyeed meel kasta ay joogto, wuxuu ku dhashay baadiyaha tuulada Dagaari ee Gobolka Mudug koonfurta magaalada Gaalkacyo 1925 markay taariikhdu aheyd. Ilaahay... 
Halkudheg:

Siminaarka Macalimiinta Garsoorayaasha Kubadda Cagta oo ka furmey Dalka Tansaaniya

Nov 12, 2010
Magaalada Dar Salem ee dalka Tanzania waxaa ka soconaya tababar caalami ah oo loo qabanayo macalimiinta garoorayaasha Qaarada Afrika, waxaana Soomaaliya tababarkaas ku matalaya 4 macalin oo horay garsooreyaal caalami ah u ahaan jiray. Seminaarkan oo magiciisu yahay {FUTURO III course} oo ay qabanaqaabiso FIFA ayaa waxaa ka qeyb gala dhamaan wadamada adduunka iyadoo afrika loo kala qeybiyo 2 qeybood... 

Kooxda Elman oo ku Guuleysatay Tarankii dib u soo Nooleynta Nabada

Oct 28, 2010
Naadiga kubada cagta ee Elman ayaa ku guuleystay tartankii dib usoo nooleynta nabada Soomaaliya oo todobaadyadii la soo dhaafay ka soconayay Garoonka Dugsiga Tababarka Booliska ee Magaalada Muqdisho. Cayaarta oo ahAyad mid aad u adag ayaa waxaa u soo daawasho tagay dadweyne aad u fara badan oo kala taageerayay labada kooxood, waxaana la arkayay taAgeerayaal Mikrofono wata oo gaaf wareegaya daafaha... 
Halkudheg:

Tacsi: Cabdulahi Muxamed Yuusuf (Cabdulaahi Macaane) oo ku geeriyoodey Buula Xaawo

Oct 16, 2010
Khamiistii oo ay taariikhdu ahayd 14/10/2010 waxaa magaalada Buula Xaawo ku geeriyooday C/laahi Maxamed Yuusuf. Waxaa marxuumka da’diisu ahayd 85 jir. Aaskii marxuumka waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad u farabadan, waxaana salaaddii Janaasadda lagu tukaday masjidka Jaamaca ee B/Xaawo maalintii Khamiista. Allah ha u naxariisto ehelkiisiina samir iyo iimaan haka siiyo. Marxuumku waxa uu 1925... 
Halkudheg:

Tacsi: Cabdi Cabdulaahi Shahar (Cabdi Carabey) oo ku geeriyoodey Muqdisho

Oct 16, 2010
Tacsi Tiiraanyo leh Cabdi Cabdulaahi Shahar oo lagu magacaabi jirey  (Cabdi Carabey) oo ku geeriyoodey dalka Soomaaliya gaar ahaan Muqdishu degmada Madiina waxaa tacsi loo  dirayaa ugu  horeyn qoyskiisa oo kala ah Maxamed Cabdi Cabdulaahi Xuseen Cabdi Cabdulaahi Farxiyo Cabdi Cabdulaahi Axmed Cabdi Cabdulaahi Caasho Cabdi Cabdulaahi Qadar Cabdi Cabdulaahi Fahmo Cabdi Cabdulaahi C/risaaq Cabdi... 
Halkudheg:

Xulka Qaranka Soomaaliya oo u Diyaar ah Xulka Dalka Sudan

Oct 3, 2010
Xulka Qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 23-ka sanadood ayaa ku sugan dalka Jabuuti oo ay ku qaadanayaan tababar ay ugu diyaar garoobayaan lugta hore ee cayaaraha is reerb reebka Olombikada aduunka ee ka dhici doona London 2012-ka. Xoghayaha guud ee Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Cabdi Qani Sacid Carab oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa u sheegay saxaafada in... 
Halkudheg:

Ogeysiis ku socda reer Minnesota: Kulan Gargaar loogu yaboohayo AASIYA & XIIS oo lagu dhibaateeyey Caynaba…

Aug 29, 2010
Kulan lagu qabanayo Minneapolis Goorma/Taariikh: Axad, 10/31/2010 Waqtiga: 5 pm Goobta: SAFARI RESTAURANT, 3010 4th Ave S, Mpls, MN Akhbaar dheeraad ah: la xiriir 612.245.6625 / 612.876.6688  Read More →

Tartankii Dugsiyada Gobolka Banaadir ee Kubadda Cagta oo la soo gabagabeeyey

Aug 16, 2010
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada caga ayaa si guul ah kusoo gabagabeeyay tartan kubada cagta ah oo mudo 10-maalmood ah soconayay loona qabtay caruruta dhigata dugsiyada hoose iyo dhexe, kaas oo ay koobka qaadeen caruurta dugsiga jaabir Bin Xayaan. Halkan ka daawo Sawirada Cayaartii kama dambeystya ahayd ee dhacday Shalay ayaa waxaa isku haleelay dugsiyada Jaabir iyo Macmuur waxaana guushu 1-0 ku raacday... 
Halkudheg:

TACSI: Dr.Maxamed C/qaadir Maxamed oo ku geeriyoodey Muqdisho

Aug 15, 2010
TACSI : WARIYE ALBASHIIR OO AABIHIISA GEERIYOODAY إنا لله وإنا إليه راجعون إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيئ عنده أجل مسمّى 1- Guud ahaan Odayaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed 2- Odayaasha Dhaqanka Beelaha Banaadiriga 3- Xildhibaannada Baarlamaanka Dowladda federaalka 4- Guud ahaan Xildhibaannada kasoo jeeda Beelaha Banaadiriga 5-... 
Halkudheg:

Qunsul hore ee Safaaraddii Soomaalida ee Washington oo ku geeriyodey Michigan, USA

Aug 12, 2010
Marxuum Cabdi Cawaale Jaamac oo geeriyoodey …. Inaali-laahi wa’inaa ileyhi raajicuun Anagoo oo ku hadlayno magaca Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Michigan waxaan tacsi u direynaa dhammaan Qoyska, ehelka iyo Asxaaabta Marxuum Cabdi Cawaale Jaamac gaar ahaan waxaan u tacsiyeeneynaa Xaaskiisa Mudan Sahro Suleymaan, Caruurtiisa iyo ehelkiisa dunida meelo kala duwan ka jaago. Marxuumka wuxuu lagu... 
Halkudheg: ,

Magacyada Dadkii ku geeriyoodey Diyaaradii ku Burburtay Pakistan, oo ay ku jiraan Soomaali

Jul 28, 2010
ISLAMABAD: Qofna kama badbaadi diyaaradii Airblue ee ku dhacday buuraha Margalla Hills ee Islamabad Arbacadii July 28, 2010, sidaas waxaa yiri wasiirka Arrimaha gudaha Pakistan Rehman Malik. Diyaarada Dhacday waxaa saarnaa 152 qof, magacyadooda hoos ku qoran yihiin (oo uu ku jiro ugu yaraan hal qof oo Soomaali ah). Dadkaas saarnaa diyaarada Airbus A321 waxay isugu jireen 146 rakaab ah iyo 6 shaqaalahii... 

Tacsi: Caasho Jaamac Warsame Islaan oo ku geeriyootay Nairobi

Jul 24, 2010
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajacuun Dhammaan golaha qurbajoogta Puntland-Denmark, waxay tacsi u dirayaan Guddoomiyaha golaha qurbajoogta Puntland-Denmark Cabdisalan Cali Askar oo hooyadiis alle ha u naxariistee Caasho Jaamac Warsame Islaan ku geeriyooday 24-07-2010 magaalada nairobi ee dalka kenya. waxaana leenahay ilaah samir ha ka siiyo dhammaan eheladii iyo asxaabtii ay ka baxday caasho... 
Halkudheg:

Xiriirka FIFA soo Dhaweeyey Doorashadii Gudoonka Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya

Jul 23, 2010
Hayadda ugu sareeysa Xiriirka kubadda cagta aduunka ee FIFA ayaa hambalyo iyo Bogaadin u soo dirtey gudoonka cusub ee xiriirka Kubada somalia oo dhowaan dib loogu doortey Congresskii 8aad ee lagu qabtey magaalada Muqdisho Warqadda ayaa waxaa uu gudoomiyaha FIFA ku yiri Mudane Said Muganbe aad ayaan ugu faraxsanahay qaabka wacan ee laguugu aaminey in 4 sano oo kale aad hogaamiso xiriirka kubadda cagta... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...