SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2005» MARCH  

Shirkii Soomaalida Oslo Oo Guul Ku Dhammaaday
Dad tiradooda lagu qiyaasay (1700) oo soomali ah ayaa soo gaba-gabeeyey shir islaami ah oo... Guji... Mar 31

Garoowe: Mas'uuliyiin Xilka laga Qaaday, Qaar kalena Jago Cusub Loo Magcaabay
»Wasiirka Sportiga oo masuuliyiin u magacaabay Mudug & Bari
»Suldaan Cabdiwahaab oo eedaymo loo soo jeediyey
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Mar 31

Agaasimihii Idaacada Daljir oo Shil Gaari Ku Geeriyoodey

Madaxweynaha Liibiya oo La Kulmay Waftiga DFKMG
Madaxwaynaha & Raysulwasaaraha Soomaaliya iyo waftigoodii ayaa Madaxtooyada Liibiya kula Kulmay... Guji Mar 31

UK: Shirwayne deeq Loogu ururiyey Jamacadda Burco
Xaflad ay Jaliyadda Somaliland kuyesheen Leicestershire ayaa... Guji... Mar 30

Waraysiyo: Xubno Kamid ah Ergeda Dib u Heshiisiinta Beelaha Sacad iyo Saleebaan
Warbixin iyo waraysiyo la xiriira dib u heshiisiinta
ka socota gobolka Mudug... Guji... Mar 30

Wararka Qowmiyadaha Qarnigan  Ku Hoos Nool Gumeysiga
ka akhri Radiyo Xoriyo... 
Guji... Mar 30

Waftiga DFKMG oo Booqday Magaalada Sabarata, Liibiya
»Prof. Geeddi oo Booqday Idaacadda Codka Afrika
»Cabsi soo wajahday kalluumaystada Jasiiradaha Jubba
Warka oo dhan ka akhri halkan...  Mar 29

Wararka Hargeysa ee Maanta
Golaha wakiilada Somaliland oo looqaybiyay xeerka waxkabadalka doorashada wakiilada iyo jawaabaha mucaaradka.. Guji.. Mar 29

Dawladda Hoose ee Galkacyo oo Nin Ku Dhaawacday Suuqa Weyn ee Magaalada
waraysiyo ay SomaliTalk arrintaas kala yeelatay ninka la dhaawacay iyo
Xoghayaha D/hoose ee Galkacyo.. Guji.. Mar 29

U.N. oo Soomaalida Uga Digtey Badgariir...
»Wasiiro & Xildhibaano Gaaray Magaalada Xudur
»Kismaayo: Kulan looga hadlay dhismaha Maamul Goboleed
»Liibiya: Kulan ay yeesheen waftiga madaxweynaha DFKMG
Warka oo dhan ka akhri... Guji... Mar 28

WARARKA TODOBAADKA EE SOOMAALIYA
»Gudoomiyaha baarlamaanka oo diray baaq nabadeed...
»Xubno ka mid ah DFKMG: "baydhabo itixaad ayaa qabsaday"
»Xidhibaan black oo dagaalka Baydhabo ku eedeeyey DFKMG
»Sh. Aweys oo ka digay ciidamo la geeyo Soomaaliya..
Warka oo dhan ka akhri halkan... Mar 27

8 Maxaabiis ah oo Lagu Wareejiyey Beesha Saleebaan
»Magacyada siddeeda qof ee maxaabiista ahaa...
»
Dagaal ka Dhacay Gelinsoor
»Shir ay Gaalkacyo Ku Yeesheen Beelaha Cayr iyo Saleebaan
»Waraysiyo: Gudoomiyaha dagmada cadaado
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Mar 27

Xashiishad lagu Gubey Kismaayo
Waxaa daroogadan meel fagaare ah si wada jir ah ugu gubey maamulka degmada iyo kan maxkamada islaamiga Guji Mar 27

Waftiga Madaxweynaha oo Qaabilay Xog-Haynta ururka Saaxil iyo Saxaraa
Waftiga DFKMG oo ku sugnaa Liibiya ayaa...
Guji.. Mar 27

Lix Qof oo Ku Dhintay Dagaal ka Dhacay Baydhabo
»Madaxweynaha DFKMG ah oo ku sugan dalka Liibiya
»Warqad Muran ka Dhalisay Gobolka Mudug
»
Xubno ka tirsan Baarlamaanka DFKM oo u safraya Xamar
»Jubbooyinka: 3 qof ayaa u dhimatay shuban biyoodka
»Soomaalida UK oo talo u jeediyey Dawlada FKMG
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Maarso 26

Aamina Waduud iyo Aragtida Dunida Muslimka
Toddobaadkii hore ayey ahayd markii ugu horeysey ee salaadda Jimce ay New York ku tujisey....
Guji...
Fatwa::: Haweenku Ragga Ma Tukin Karaan

Iscafis Dhex maray Xubnaha Baarlamaanka FKMG
»Dalalka Carabta oo Soomaaliya ugu Deeqay $26 Million
»
World Bank: Soomaaliya ha bixiso Deyn dhan $430 million
»
Dowladda Soomaaliya oo Kenya ka guuri doonta May
»Dad Shicib ah oo lagu dhacay Jubbada Dhexe...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Ma 25

Eritereya oo shardi ku xidhay ciidamo ay Soomaaliya u dirto
iyo Eritereya oo diiday inay wada-xaajood ka gasho arrimaha soohdinta...
Guji..

Prof. Geeddi oo Wareegto Soo Saaray
Wareegtadan waxaa lagu magacaabay 11 Xubnood si ay u xasiliyaan Muqdisho oo ah caasimadda Soomaaliya. Guji Mar 23

Dagaallo lagu Naafeeyey Ciidamada Gumeysiga Itoobiya
Ka akhri wararkii Xorriyo ee maanta...
Guji... Mar 23

Garyaqaano madax banaan oo loo saarayo dalabkii madaxweynaha ee la xiriiray Go'aankii baarlamaanka
»Shirkii Jamacada Carabta oo u ahaa fursad DFKMG
»Kismaayo: Hawlgal lagu soo qabqabanayo Burcadda
Wararka oo dhan ka akhri... Guji... Mar 22

Howlgal ay Booliska Boosaaso ku Qabteen Burcad
iyo Aqoon isweydaarsi lagu soo gabagabeeyey jaamacada Bariga Afrika Boosaaso..
Warbixintii C/fataax Jaamac Mar 22

Safarkii Karachi, Jabuuti ilaa Hargeysa ee Diridhaba
Warbixintii Maxamed Diridhaba ee safarkii Hargeysa
Guji.. Mar 21

Golaha Wasiirada: Dawladu Jawhar, Baydhabo ayey degi
»10 Wasiir oo ka baxay Shirkii Golaha Wasiirada
»Tubman oo sheegay in la tixgaliyo Go'aankii Baarlamanka
Warka oo dhan... Guji... Mar 21

Shirkii Ururka Midowga Dhallinyarada Soomaalida Sweden oo lasoo Gabagabeyey
Stockholm: Shirkii iyo siminaarkii billowday maalinimadii sabtida ee la soo dhaafay ayaa... Guji...
»Bilowgii Shirka Ururka Midowga Dhallinyarada Soomaalida Sweden

DSC03282Minneapolis:: Shir Lagu Taageerayey Go'aankii Baarlamaanka DFKMG
Kulankaas oo ku dhammaaday buuq, waxaana goobtii kulanka yimid booliska oo..
Guji... mar 21

Barre Hiiraale oo Ka hadlay Khilaafka DFKMG
Waraysi uu Kismaayo ku siiyey SomaliTalk ayuu.. Guji... Mar 20

Bayaan: Golaha Masaajidda W/Ameerika
oo taageeray go'aankii baarlamaanka FKMG ee ku aadanaa keenista ciidamada safka hore... Guji... Mar 20

Muuse Suudi iyo Xildhibaanadii kale oo Xabsiga laga Siidaayey
»Sh. Xasan & wargelinta kabixida Hotelka
»C/Lahi Yuusuf oo Waaniyey Dawladiisa
»Afhayeen Xariga Yalaxow ku eedeyey DFKM
»Uganda & Sudan ciidamadooda oo aadaya Som.
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Mar 19

Dell oo Shaqadii Dib ugu Celisey 31 Muslimiin ah oo u badan Soomaali
Shirkadda Computerada ee Dell ayaa heshiis la gaartey Guji...

Siminaarka Ururka Midowga Dhallinyarada Som. Sweden
Stockholm: Shir ay soo qabanqaabinayaan maamulka ururka midowga dhalinyarada soomaalida... Guji... Mar 19

Xildhibaanada Beesha Harti ee Baarlamaanka SL
oo sikulul u weeraray siyaasadaha madaxweyne rayaale ee gobolada Bari..
Guji... mar 18

Xirsi Bulxan: Waxay u dhacday codbixintaas si sax ah
Guddoomiyihii Kumeelgaarka ahaa ee Baarlamaanka KMG ayaa oo goobjoog ka ahaa codbixintii ayaa... Guji... Mar 18

Prof. Geeddi: Wax Codayn ahi kama dhicin Kulanka Baarlamaanka
Ra'iisul wasaaraha DFKMG ayaa sheegay in ay nasiib darro tahay in Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Shirka Gudoominaya Dagaal dhaco.. Guji... Mar 18

BAARLAMAANKA IYO XAALADDA SOOMAALIYA
Baarlamaanka FKMG ah oo Dagaal Dhiig ku Daatay ku Diiday Ciidamada Safka Hore..
.Guji... Mar 17

Kismaayo: Hal Qof ayaa Dhintay Kaddib markii uu Ku Sumoobey..
Laba Qof oo kalena waa dhaawacmeen kaddib markii ay ku sumoobeen sunta lagu soo daadiyey... Guji....

Nin ka Ganacsan Jirey Geela oo Kismaayo Lagu Diley
»Baaq aysoo saareen xubno katirsan Beesha Hawiye
»
Madweynaha DGPL oo Dib ugu laabtay Garoowe
»Wasiiro ka tirsan DGPL oo Kormeer ku tagay Goldogob
»Howlo burcad sifayn ah oo ka bilowday kismayo
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Mar 13

Mashruuca Indhaha ee Almanhal
Warbixin kusaabsan waxqabadka hay'adda Almanhal... Guji...

Itoobiya oo isu diyaarinaysa inay qabsato deegaanno ka tirsan gobollada dhexe ee Soomaaliya
Ka akhri wararkii Raadiyo Xorriyo...
Guji...

"10,000 oo Ciidamo IGASOM ah oo Soomaaliya Loo Diri Doono April 30keeda"
»Madaxweynaha Uganda oo u digey Qabqablayaasha...
»
Kulan ay Galkacyo ku yeesheen DFKMG, DGPL iyo Itoobiya
»34 Qof oo lagu Diley Xadka Kenya iyo Soomaaliya
»Taageero loo diray maamul u dhisida Mugadisho
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Mar 15

Wafti uu Hogaaminayo C/Laahi Yuusuf oo u Dhoofay Masar
Waxaana waftigaas kamid ah Prof Geedi, Eng Xuseen Caydiid iyo...
Guji... Maarso 14

30 Soomaali ah oo Shirkadda Dell ay Shaqadii ka Cayrisay Salaada Makhrib Awgeed
Tennessee, USA: Shirkadda Computerada ee Dell ayaa waxay shaqadii ka cayrisay... Guji...

Xaflada lagu soo Afjarayay Arimaha Amniga Muqdisho
oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi... Guji... Mar 12

Nabadgalyada iyo Dib u Habaynta Caasimadda Dalka
Qoraal ay ku saxiixan yihiin 60 xubnood ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii nidaam loogu soo celin lahaa Xamar  TXTPDF

Wasiirka Warfaafinta DGPL oo Eedeeyey Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da
»Gen. Cadde Muuse oo u Amababaxay Gaalkacyo
»Caluula oo ay Ka Dhaceen Dabaylo Xooggan
»Heshiis laba beelood ku dhexmaray Rako, Karkaar
»Laba Qof oo gaari Saarnaa oo lagu diley Duleedka Kismaayo
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji.. Marso 11

100 Soomaali oo ah Ku Dhintay Badda Cas
»Tahriibayaasha waxaa laga daabulay xeebta Boosaaso
»Heshiis 30 qodob ah oo ay Gaareen Beelaha Muqdisho
»Xus Muqdisho loogu Sameeyey Elman
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji Maarso 10

Warar Khuseeya Soomaalida Deggan USA
War kasoo baxay Xafiiska Legal Aid ee Minneapolis ayaa shaaca ka qaaday in dad badan oo Soomaaliyeed loo soo diray warqado ka yimid wasaaradda Amniga Gudaha USA kuwaas oo... Guji... Mar 9

Waraysi VOA: Wasiirka Deegaanka Mohamed Osman Maye oo UN weydiistey in ay baaraan Sunta Soomaaliya

Warar Googoos ah:::
»Ra'iisul wasaaraha DFKG ah oo ku sugan Dalka Jabuuti.
»Somali Concern Group oo la kulantay Chris Mullan MP
»Kismaayo oo Laga Xusay Maalinta Haweenka
»Boosaaso oo looga Dabaaldegey 8da Maarso
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Guji...

Boorama: Warar Googoos ah:
»Koox Dhakhaatiir Samofal ah oo Gaartey Boorama
»Iskuul Loogu Magac daray Maxamed Galbeedi
»Aqoon iswaydaarsi: Ilaalinta Xuquuqda Carruurta
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Mar 7

Waxaan Wadnaa Qorshe aan Baarlamaanka ku Hor keeneyno Arinta HAFZA
Sidaas waxaa tiri Xildhibaanad Caasha Axmad..
Guji

C/Laahi Yuusuf & Geeddi oo La Kulamay Mwai Kibaki
Madaxwaynaha DFKMG ayaa maanta kulan ay albaabadu u xiran yihiin la yeeshay Madaxweynaha Kenya Guji.. Mar 7

Shir ka dhacay London, UK oo looga hadlay Keenista Ciidamo Shisheeye
»Bannaanbax lagu Taageerayo Warkii W/A/dibada USA
»Xafladii Gabagabada Tartankii Quraanka Gobolada PL
»Kalfadhigii baarlamaanka DGPL oo soo Gabagaboobay
»Dhaca Baabuurta oo kusoo badanaya Kismaayo
Warka oo dhan akhri... Guji... Mar 6

»AWOODA BAARLAMAANKA OO LA DHIMAY

Xubnaha Labada Gole ee Beesha Hawiye ayaa Taageeray Go'aankii Xukuumada USA
Duqii Degmada Qardho Cusmaan Buux oo Xilkii iska Casilay.
Boosaaso oo Lagu soo gabagabeeyey Tartankii Quraanka
Marka oo munaasabad loogu qabtay Samafaladdii Varena

Wararka oo dhan akhri... Guji... March 5

Waftigii Dawladda oo ku soo laabtay Kenya
»Dawladdu ma waxay dagtay Baydhabo....
»Mareynka oo Mar kale Ka hadlay Arrimaha Somaliya..
ka akhri Warbixitii & Faalladii Mumtaz... Guji.... Mar 4

Qaramada Midoobey oo diiddan in ciidamo Itoobiyaan ah Soomaaliya la keeno
& Meles Zanawi oo mar kale ku celiyay inuu ciidamo u dirayo Soomaaliya.. ka akhri wararkii Mar 4

Warar Googoos ah
»Hargeysa: Khilaaf kadhex taagan rayaale iyo baarlamaanka
»Nairobi: Gen Badmaceeyay oo iska fogeeyay  itoobiya
»Kismaayo: Ciidamadii Xogga Dalka oo La Diwaan gelinayo
Wararka oo dhan ka akheri halkan... Mar 3

Dowladda Mareykanka oo Qoraal ka soo Saartay Ciidamada Soomaaliya la Gaynayo
Safiirka mareykanka ee Arrimaha soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in dawladiisu ay.... Guji... Mar 2

»WARGEYSYADA ADDUUNKA & WAXAY KA QOREEN SOOMAALIDA
Waraysigii Ismaaciil Cumar Geelle ee Yusuf garaad

Xafladii Jaaliyadda Kuwait ay Ku taageertay Dawladda
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil booqasho kutegey... Guji..

Warsaxaafadeed: Ururka SCG
Somali Concern Group (SCG) si aad iyo aad ah ayuu uga welwelsanyahay in ciidamo shisheeye Guji.. mar 2

Kismaayo: Bannanbax Loogu Gogol Xaarayo Maalinta Haweenka  
iyo Ganacsato Soomaaliyeed oo ka furay London Makhaayad kuwa Casriga ah... ka akhri halkan...  Mar 2

Wararka Gobanimo Doonka Dhulka Xabashidu Gumeysato
ka akhri Radiyo xoriyo...
Guji Mar 1

"BARLAMAANKU MA SHARCIYEYN-DOONAA GELISTA ITOOBIYA EE SOMAALIYA?"
Sidaas waxaa yiri Cabdi Cabdulle Saciid (Jinni Boqor) oo ah Xildhibaan BFKMG oo.... Guji.. March 1

Warqad Furan: Guddoomiyaha Golaha Midaynta Beesha Sade

WARARKII FEBRAAYO... GUJI..

 

::GOLAHA WASIIRADA DFKMG::

Magacyada Wasiirada DFKMG
:::SHIRKA INDHOOLAYAASHA:::

Shirweynihii Koowaad ee Ururka Indhoolayaasha Soomaaliyeed oo Muqdisho Ka Dhacay
| Warbixin
:::SHEEKH AWEYS:::
Sheekh Xasan Daahir Aweys "Wanaagga dadka Soomaaliyeed ayaa igala muhiimsan danahayga gaarka ah"... Guji...
CAAWINAAD

MA AWOODAA IN AAD WIILKAN YAR U GARGAARTID... GUJI
»»»::WARARKA AAFADA BADGARIIRKA::
Shiinaha oo Soomalida Tabaalowdey ugu Deeqay $100,000
iyo Qaramada Midoobey oo Sheegtay in Soomaalida aafadu saamaysay ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah oo gaaraya $13 million...
Guji... 


Soomaaliya: Gargaar Degdeg ah -  Aafada Badgariirka
»Dahabshiil oo bixisay $5000 ee ugu horeysey Mucaawinada
»Dalsan mucaawanada la bixiyo waxay ku dari doontaa 2%
»Amal, Dalsan iyo Dahabshiil: Khidmo la'aan ku dir caawinaada
Dhammaan ka akhri halkan, kana qayb qaado mucaawinada
 

:WAFTIGA REER CALI SAMATAR:

Wafti ka socda Reer Cali Samatar oo booqasho ku maraya magaalooyin ka tirsan Maraykanka oo hadda soo gaarey Minnesota ... Guji...

Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.