SomaliTalk.com
| Programmers | Email | TellFriends | Search | Feedback | Join
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
AQOONYAHAN
URURKA ARDAYDA SOOMAALIYEED
NETWORK of SOMALI STUDENT
Boggii Aqoon Is-weydaarsiga Ururka Ardayda Soomaaliyeed oo Dib Loo Furay

Waxaa markale ugu bishaaraynaynaa ardayda Soomaaliyeed in dib loo furay qaybtii aqoon isweydaarsiga.

Anagoo ka cudur daaranayna muddadii qaybtaas hawada ka maqnayd, xagga farsama awgeed, ayaan marlabaad idinkusoo dhoweyneynaa barnaamijkii xiisaha lahaa ee aad kukala faa'iidaysan jirteen, taas oo aan rajaynayno in uu si wanaagsan u shaqayn doono, insha Allah.

Haddaba waxaan ku wargelineynaa dhammaan xubnihii liiska ardayda horay ugu jirey in ay email u diraan emailkan:
aqoonyahan-subscribe@yahoogroups.com , kaddib waxay jawaab ka heli doonaan liiska ardayda, emailkaas oo looga baahanyahay in ay raacaan qoraalka ay xambaarsantahay, si ay uga mid noqdaan liiska cusub. Sidoo kale qofkasta oo hadda danaynaya in uu kusoo biiro ururkaas waa u furanyahay.

Haddii aad rabtid in aad email u dirtid dhammaan xubnaha kujira liiska waxaad email u diri kartaa aqoonyahan@yahoogroups.com

Waxaan marlabaad gacmo furan kusoo dhoweyneynaa dhammaan aqoonyahanka Soomaaliyeed in ay kusoo biiraan ururkan si ay ugu faa'iideeyaan ardayda Soomaaliyeed, isla mar ahaantaana ukala kororsadaan aqoonta, cilmiga ay garanayaana la qaysadaan da'yarta.

Mahadsanididn, Soona dhowaada markale.


"NETWORK OF SOMALI STUDENT" IS BACK

SomaliTalk team is happy to announce that we re-opened the mailing list of "Network of Somali Students".

Now you can join the group by sending email or following the link bellow.

Post message: aqoonyahan@yahoogroups.com
Subscribe: aqoonyahan-subscribe@yahoogroups.com
Unsubscribe: aqoonyahan-unsubscribe@yahoogroups.com

Thanks, and welcome again.

>> Kor/up
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
. Tue, July 16, 2024
WELCOME
Network of Somali Students.
One of the most valuable group of the Somali Internet.
Be Part of this Growing Educational Team

Kusoo dhowaada Bogga Aqoonyahanka Soomaaliyeed.
Help The Fight Against Spam!
Copyright © 2001 somalitalk.com. All rights reserved.