Home » Archive Bisha June, 2020

Soomaaliya oo Kenya ku cambaaraysay faragelinta ay ku hayso Badda Soomaaliya

Jun 15, 2020
“DFS waxay ka xuntahay faragelinta qaawan ee Kenya ee arrimaha doorashooyinka Jubaland taasoo dooneyso in ay cadaadis siyaasadeed uga dhigto Dawladda Federaalka Soomaaliya si ay danaheeda uga gaarto qadiyadaha lagu muransan yahay ee dhex yaalla labada wadan gaar ahaan dacwada badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya,” sidaas waxaa qeexay warsaxaafadeed June 14, 2020 ka soo baxay Soomaaliya,... 
Halkudheg:

Qaasim Cabdisalaan Yuusuf Faahiye oo ku Geeriyoodey Dalka Turkiga

Jun 10, 2020
Inaa Lillaah Wa inaa ileyhi raajicuun. Maanta, June 10, 2020, waxaa magaalada Ankara ku geeriyoodey Qaasim Cabdisalaan Yuusuf Faahiye. Allah ha u naxariisto, jannatul fardowsanaha haka waraabiyo. Qoyska reer Cali Aaden waxay tacsi khaas ah u dirayaan dhammaan ehelada reer Yuusuf Faahiye iyo durriyadooda. Sidoo kale waxaa tacsida diraya bahda SomaliTalk.com oo ehelada reer Cabdislaan Yuusuf, gaar ahaan... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...