Home » Archive Bisha April, 2020
Fadliga Bisha barakaysan ee Ramadan
Fadaaisha ay leedahay Bisha Ramadaan ma, aha wax lagu soo koobi karo qoraal ama dhowr maqaal, waxaa laga qoray kutub aad u waaweyn, hadabba waxaan isku dayeenaa in aan ka tilmaano waxooga ka mid ah fadaaishaas:
xikamta Rabbaanigaa waxaa kamid ah in uu Allaha kala fadilo waqtiyada, amaakinta, wuxuu ka fadilay Bisha Ramadaan dhammaan bilaha kale ee Sanadka,wuxuu ku gaaryeelay Bishan fadli aad u wayn...
Ramadaan Mubaarak
Asalaamu Calaykum Waraxmah …
Waxaa farxad u ah Bahda SomaliTalk.com inay dhammaan ummada Muslimiinta ah, gaar ahaana ummada Soomaaliyeed, ugu hambalyeyso dhalashada bisha barakaysan Ramadaan ee Sanadkan, Ramadan 01, 1441 oo ku beegan Jimce April 24, 2020.
Bahda SomaliTalk Waxay idin leedahay Ramadaan Kariim, Ramadaan Mubaarak, ilaahay annaga iyo idinkaba cibaadada ha ka aqblo, soonkaan soonkiisana...