Home » Archive Bisha August, 2018

Wasiir hore Drs. Maryan Qaasim & Khudbada xaflada ONLF

Aug 20, 2018
Ex. wasiir Drs. Maryan Qaasim oo khudbad ka jeedisey xaflad ONLF … daawo video https://www.youtube.com/watch?v=RVyRQi1rCCk  Read More →

BANDHIGGA BUUGGAAGTA MUQDISHO WAA MADAL-AQOONEED

Aug 18, 2018
In muddo ah ayaa la sugi la’aa, Xiiso iyo jaceyl gaar ah ayaa loo qabay, shaqsi walba waxa uu ku haminayay inaan looga sheekeyn ee uu goobjoog ka noqdo, wax badan ayaa la is-weydiiyay goorma ayaa la furayaa bandhigga buuggaagta Muqdisho, dadka Soomaaliyeed waxaa horey raad xusuus leh ugu reebay bandhigyadii hore loo qabtay, sugitaan dheer kadib waxaa 15-kii Agoosto 2018-ka lagu najaxay in si rasmi... 
Halkudheg:

Madaxweyne Farmaajo oo dib u habeyn ballaaran ku sameeyay hay’adaha amniga dalka

Aug 16, 2018
Muqdisho, 16ka Ogoosto, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib u habeyn ballaaran ku sameeyay qaar kamid ah hay’adaha amniga dalka iyo Agaasinka Madaxtooyada Qaranka Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa magacaabis iyo xil ka qaadis lagu sameeyay masuuliyiinta hoos ku xusan; 1. Dr. Aamina Siciid Cali waxaa loo magacaabay... 

MIDBA MARKIISAA LA WAREYSTEY !!

Aug 16, 2018
Waxay ii ahayd Farxad in aan booqdo Xarunta Jaamacada ummada Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdishoo oo aan ka baxay Sannadkii 1989 kii, gaar ahaan Kulliyadda Saxaafadda, markii aan galey Hoolkii Jaamacadda markiiba waxay Indhaheyga qabteen Gabar Da’a yar oo Kaamiro wax ku duubeyso. Waxaan u qaatey in ay ka mid tahay Suxufiyiinta loogu yeerey in ay Dhaqaajiyaan Barnaamij Jaamacada ka socdey hase yeeshee... 

CIID MUBAARAK – Bahda SomaliTalk waxay Muslimiinta u dirayaan Hambalyada Ciidul Adxaa

Aug 10, 2018
CIID MUBAARAK –  Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr –  Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-Adxa u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk. Waxaan halkan hambalyo uga tebineynaa dhammaan ummadda Islaamka ah oo maanta ku ciidaya daafaha dunida. Waxaan xujeyda sannadkan 1440 (2019) u rajaynaynaa baraare iyo barwaaqo iyo in Allah ka aqbalo... 
Halkudheg:

Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan Soomaaliya

Aug 7, 2018
“…nabad, dimuqoraaddiyad iyo horumar ay gaarto Soomaaliya waa dhibaatada Itoobiya”  … Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Af-Soomaali loo rogey::: Waa qoraalkii ay soo saartay Wasaarada Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya, waxaana uu qeexaya ujeedada dhabta ah iyo siyaasada Itoobiya ay ka leedahay dalka Soomaaliya….  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...