Home » Archive Bisha June, 2018

Ciid Mubaarak – Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr – Eid Fitri

Jun 14, 2018
 كل عام وانت بخير Jimce June 14, 2018: Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ramadaan ee Ciidul-Fidriga u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk. Waxaan idiinku hambalyaynaynaa cibaadada suuban, waxaana idiin rajaynaynaa nabad, barwaaqo iyo baraare. Allah cibaabada suuban dhammaanteen ha inaga aqbalo. Soomaaliya waxaan Allah uga baryaynaa... 
Halkudheg: