Home » Ramadan, Warar »

Ramadaan Mubaarak

Asalaamu Calaykum Waraxmah …

ramadanWaxaa farxad u ah Bahda SomaliTalk.com inay dhammaan ummada Muslimiinta ah, gaar ahaana ummada Soomaaliyeed, ugu hambalyeyso dhalashada bisha barakaysan Ramadaan ee Sanadkan, Ramadan 01, 1442 oo ku beegan Talaada April 13, 2021.

Bahda SomaliTalk Waxay idin leedahay Ramadaan Kariim, Ramadaan Mubaarak, ilaahay annaga iyo idinkaba cibaadada ha ka aqblo, soonkaan soonkiisana ha inagu gaarsiiyo caafimaad, cibaado suuban, nabad iyo danbi dhaaf rabi.

Somalitalk waxay ummadda Soomaaliyeed u rajaynaysaa in illaahay dhibka dheef ugu badalo, Colaadana Nabad, Abaartana aaran barwaaqo, qaxana daganaan, iyo in Allah Dowlad Caadil ah oo ay ku dagaan siiyo.

Ramadaan kariim, Ramadaan Mubaarak.

Bahda SomaliTalk.com
Ramadaan 1442 / 2021

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

4 Jawaabood " Ramadaan Mubaarak "

  1. Mohamed H Guled says:

    Ramadaan Mubaarak, sanadkaan sanadkiisa caafimaad qab & kheyr Allaha Allaha nagu gaarsiiyo. aamiin.
    Somalitalk xaggee ka baxdeen waayahaan.

  2. Abdirahman says:

    Ramadaanu kariim dhamaan umada mulimiinta ah meel kasta oo ay joogaan gaar ahan Umada somaaliyeed iyo walaalaheena warbaahinta somalitalk waxaan idin leyahay ramadankan kiisakale somaliya oo midnaqata oo baraale ugudubta allah ha inatuso aaniin

  3. ciise says:

    ramadaanu kariim dhamaan umada mulimiinta ah meel kasta oo ay joogaan gaar ahan umada somaaliyeed iyo bahda warbaahinta somalitalk ducadiinana waxaan leenahay aaniin

  4. ASCW, Salaantaa qaaliga ah kadib Walaalayaal “Ramadaan kariim “Ilaahay ha inoo aqbalo ducadaa qaaliga ah ee aad Ummadda Soomaaliyeed uga barideen Alle raxmaan , Aamiin- Aamiin-Aamiin.
    Eng.Daadurey
    Minneapolis MN