Home » Archive Bisha May, 2018

Ramadaan Mubaarak

May 16, 2018
Asalaamu Calaykum Waraxmah … Waxaa farxad u ah Bahda SomaliTalk.com inay dhammaan ummada Muslimiinta ah gaar ahaana ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeyso dhalashada bisha barakaysan Ramadaan ee Sanadkan, Ramadan 01, 1439 oo ku beegan Khamiis May 17, 2017. Bahda SomaliTalk Waxay idin leedahay Ramadaan Kariim, Ramadaan Mubaarak, ilaahay annaga iyo idinkaba cibaadada ha ka aqblo, soonkaan soonkiisana... 
Halkudheg: ,

Fadliga Bisha barakaysan ee Ramadan|Zakaria

May 7, 2018
Fadaaisha ay leedahay Bisha Ramadaan ma, aha wax lagu soo koobi karo qoraal ama dhowr maqaal, waxaa laga qoray kutub aad u waaweyn, hadabba waxaan isku dayeenaa in aan ka tilmaano waxooga ka mid ah fadaaishaas: xikamta Rabbaanigaa waxaa kamid ah in uu Allaha kala fadilo waqtiyada, amaakinta, wuxuu ka fadilay Bisha Ramadaan dhammaan bilaha kale ee Sanadka,wuxuu ku gaaryeelay Bishan fadli aad u wayn... 
Halkudheg: