Home » Archive Maalinta September 1st, 2017

CIID MUBAARAK – Bahda SomaliTalk waxay Muslimiinta u dirayaan Hambalyada Ciidul Adxaa

Sep 1, 2017
CIID MUBAARAK –  Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr –  Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-Adxa u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk. Waxaan halkan hambalyo uga tebineynaa dhammaan ummadda Islaamka ah oo maanta ku ciidaya daafaha dunida. Waxaan xujeyda sannadkan 1438 (2017) u rajaynaynaa baraare iyo barwaaqo iyo in Allah ka aqbalo... 
Halkudheg: