Home » Archive Bisha August, 2017

CIID MUBAARAK – Bahda SomaliTalk waxay Muslimiinta u dirayaan Hambalyada Ciidul Adxaa

Aug 21, 2017
CIID MUBAARAK –  Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr –  Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-Adxa u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk. Waxaan halkan hambalyo uga tebineynaa dhammaan ummadda Islaamka ah oo maanta ku ciidaya daafaha dunida. Waxaan xujeyda sannadkan 1439 (2018) u rajaynaynaa baraare iyo barwaaqo iyo in Allah ka aqbalo... 
Halkudheg: