Home » Archive Maalinta February 15th, 2017

Tiirarka ugu waaweyn ee dhismaha dawlada

Feb 15, 2017
Nabigeenu markii uu yimid magaalada Madiina dhismaha dawlada wuxuu ku bilaabay dhismaha masjidka oo calaamad u ahaa xiriirka ummaddu la leedahay Rabbigeed. Tillaabada labaad wuxuu ka dhigay walaalaynta asxaabta oo calaamad u ahayd xiriirkaqotada dheer ee ka dhexeeya muslimiinta. Culimadu waxay yiraahdeen markii uu adkeeyey xiriirkii ummaddu la lahayd Rabbigeed ayuu adkeeyay xiriirkii ummaddiisa ka... 

Farmaajo Hala ii Geeyo

Feb 15, 2017
Rejo iyo yididiilo shacab Kadib burburkii dowladii kacaanka bulshada somaliyed waxaa ragaadiyay dagaalo sokeeye oo ey debka u shidaan hogaamiye kooxeedyo damiir laaweyaal ah ganacsato dhiiga shacabka faa’iido ka raadisa iyo shisheeye iyaga isku baabi’iya oo ka dhex shaqeeya. Shacabka somaliyeed meel walbo oo ey joogaan waxa ey mareen xaaladdo ad’adag oo aad u xanuun badan dal iyo dibadba hase... 

Golaha Wasiirada oo maanta isugu yimid shir aan caadi aheyn

Feb 15, 2017
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn oo ay kaga doodayeen Miisaaniyadda 2017, iyo ansixinta xisaab-xirkii Miisaaniyaddii 2015. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carteh. Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegtay in guddoonka Baarlamaanku ka codsadeen in ay soo diyaariyaan Miisaaniyadda... 

What should president Farmajo say in his first public speech?

Feb 15, 2017
 Now that Somalia has elected Mohamed Abdullahi Farmajo as the next president, many well wishers and experts may inundate him with their sincere counsel and offers of assistance on various issues and challenges along the road. Some of these ideas could be emotional outbursts of joy while others could be thoroughly analyzed policies and strategies such as how to increase revenue generation for the... 

Madaxweynaha oo la Kulmay Hay’adaha Gargaarka iyo Beesha Caalamka, isla markaasna Dhambaal ka helay Amiirka Qatar

Feb 15, 2017
Muqdisho 13 Feberaayo 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta qaabilay wufuud ka socotay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya si ay uga wada hadlaan sida ay beesha caalamka uga qeyb qaadan karto gurmadka abaaraha. Wafdigan oo uu hoggaaminayay K/Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...