Home » Archive Maalinta February 11th, 2017

Warasi Dr. Sulub oo talooyin muhim ah usoo jeediyay Madaxweyne Farmaajo iyo Shacabka

Feb 11, 2017
Dr. Abdurahman A. Noor Sulub oo talooyin muhim ah usoo jeediyay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Shacabka Soomaaliyed February 10, 2017. Waxaa maanta igu soo booqday xafiiskayga Dr. Sulub. Aniga oo ka faaideysanaya fursadaas ayaan Aqoonyahan Dr. Sulub weeydiyay sadex su’aalod oo kooban. Waxaa wareysigii aan la yeeshay Dr. Sulub uu u dhacay sidaan.   Waa maxay Hoggaamintu? Pof.... 

Sababaha ugu waaweyn ee madaxda soomaalidu la fashilmaan

Feb 11, 2017
Waxaan ugu horrayn eegaynaa sababaha daakhiliga ah oo labo qaybood kala ah: in laga waayo waxqabadkii laga filayey ama ay balanqaadeen ama masuuliyadooda shaqo ahayd iyo inay galaan gafaf waaweyn oo aan meekhaankooda u qalmin ama aan marna laga filaneyn. Qeybta 1aad: inay ka soo bixi waayaan xilkii saarnaa ama laga waayo wixii laga filayey ama ay balanqaadeen. Waxaa madaxdeenii kala dambeysey wada... 

Yididdiillada Dadkeenna

Feb 11, 2017
Ololihii doorashada madaxtinnimada Soomaaliya iyo loollameyaashii tartamay iyo xildhibaannada baarlamaanka ee codeeyay iyo madaxweynihii hore oo aqbalay tirsigii looga badiyay ayaa dhammaantood ah isbeddel siiyaalku tixgelin doono oo waayo badan la xusuusnaan doono. Qaabkii ay doorashadii 8-da bisha labaad, 2017-ka, ay u dhacday baa ahaa mid si walba u qurxoonaa oo qaarad walba, dal walba, magaalo... 

Isbadal iyo Rajo Soomaaliyeed

Feb 11, 2017
                                   Maqaalo taxane ah oo ku saabsan talooyin xukuumadda soomalia Qeybtii Koowaad  Waxaa Soomaalidu ku taahaysay ama Ilahay ka baryeysay ISBADAL khayr qaba muddo dheer. Hadaba waxaa xildhibaanadii Soomalida oo loo bixiyeye Xildhibaanada ISBADAL-DOONKA ah waxay uga jawaabeen rajadaas in ay doortaann Madaxweyna Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ballan qaadiyey... 
Halkudheg: