Home » Archive Bisha August, 2016

Ra’iisul Wasaare Cumar oo ka Tacsiyeeyey geerida Marxuum Cali Samatar

Aug 21, 2016
Muqdisho, August 20, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuxu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo shacabka Soomaaliyeed, geerida ku timid S/Guud Maxamed Cali Samatar oo ku geeriyooday dalka Mareykanka, Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu si gaara uga tacsiyadaynayaa qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Marxuumka. Ra’iisul Wasaaruhu... 

Dacwad ku Saabsan Laba Hotel oo Caan ah oo Hortaala Xeer Ilaalinta Qaranka

Aug 11, 2016
Iyadoo Maxkamadaha Dalka intooda badan waxay  mudooyinkii ugu Dambeeysey ay qaadayeen Dacwadaha la xiiriira Dhulalka iyo Guryaha  la isku haysto  maadaama Dalka Soomaaliya uu ka dhacay Dagaal Sokeeye kaasoo sababey in Xoog lagu haysto  Dhulal iyo Guryo ay lahaayeen dad  Soomaaliyeed iyadoo taasi ay jirto ayaa Xeer iaalinta Qaranka  ee dalka ka furantey Dacwad la xiriirta laba Hotel oo Caan ahaa... 

Daryeelka Af-Soomaaliga iyo Dugsiga Hooyada

Aug 10, 2016
SIMINAAR AY SOO QABAN-QAABIYEEN AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA IYO HAWEENKA G/BANAADIR OO LAGU QABTEY MAGAALADA MUQDISHO. Kulan aqooneed aad u balaaran oo lagu baranayay daryeelka af-Soomaaliga iyo kaalinta ay hooyadda ka qaadan karto horumarinta afka ayaa maanta lagu qabtey xarunta Aqalka Dawladda Hoose ee Magaalada Muqdisho. Madal aqooneedkaasi oo si wadajir ah ay u soo qaban-qaabiyeen Akadeemiye... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...