Home » Archive Bisha June, 2016

Xisbi Cusub oo Muqdisho lagu Daahfuray

Jun 10, 2016
Magaalada Muqdisho waxaa looga dhawaaqey ama lagu Daahfurey Xisbi SIyaasadeed oo lagu Magacaabo Xisbiga WADAJIR oo Haldhigiisu yahay Asal iyo Iftiin waxaana Munaasabadaas ka qayb galey Xildhibaano, Wasiiro,, Madaxda Xisbiyada Siyaasada Dalka, Odoyaasha Dhaqanka, Culimada’udiin, Ganacsato, Haween, Dhalinyaro iyo Marti Sharaf kale “Xisbiga Mabaa’iidiisa waa Dhowrista Madaxbanaanida Wadajirka... 

Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyey weerarka hotel Ambassador, kana taciyadeeyey geerida xildhibaanada

Jun 2, 2016
Muqdisho, June 1, 2016—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa cambaareeyey weerarka argagixiso ee galabta lagu qaaday hotelka Ambassador, kaasoo ay waxyeelo ka soo gaartay shacab iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliyeed, kuwaasoo u adeegayay bulshada. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...