Home » Archive Bisha April, 2016

Qaybtii 3-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar.

Apr 29, 2016
Mid ka mid ah Dhalinyarada sida dirqiga uga samatabaxay masiiboyinkaasi Tahriibka ee marba marka ka danbaysa kasii daraya,ayaa waxa uu iiga sheekaynayaa dhibatadii aadka u xumayd ee uu lasoo kulmay intii uu Tahriibka kusoo jiray . Intinii sheekada Qaybteedii hore la socotay waxa ay inoo maraysay iyada oo wiilkii dhalinyarada ahaa iyo dhamaan Akhayartii ay Tahriibka isku barteen Habeen madaw laga carabiyay... 
Halkudheg:

Sucdi Daahir oo ku Guuleysatey Caafimaadka Wiilkii yaraa ee AMISOM Dhaawaceen

Apr 29, 2016
Farxaan  Xuseen Maxamed  waa 12 jir Bishii  Ogoosto  2013 waxaa Gaari ay leeyihiin Ciidamada Amisom ku jiirey agagaarka  Dugsiga Sare ee Booliiska , waxaana Dhaawac Culus uu ka soo gaarey Qaarka Dambe ee Jirkiisa, Waxaa Gacanta ku dhigey Sucdi Daahir  Diiriye (Qajaf weyn) markii ay aragtey in uu ku Dayacan yahay magaaladda Muqdisho  waxay Geed Dheer iyo Geed Gaaban u fuushey sidii ay  Farxaan ... 

Qaybtii 2-aad Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN SOO MARAY W.q Qareen/Khadar Aar.

Apr 27, 2016
Mid ka mid ah Dhalinyarada sida dirqiga uga samatabaxay masiiboyinkaasi Tahriibka mid kamida,ayaa waxa uu iiga sheekaynayaa dhibatadii aadka u xumayd ee uu soo maray intii uu Tahriibka kusoo jiray . Isaga oo sheekadii inoo wadana waxa uu yidhi:- Qaybtii 1aad ka akhi https://somalitalk.com/tag/aar/ Intiinii sheeka qaybtii hore la socotay waxa ay inoo maraysay aniga oo Magaladii Burco wixii aan dhaqale... 
Halkudheg: ,

Qaybtii 1aad Sheekadii Tahribkii iyo Tahlukadii aan galay .W.Q. Qareen/ Khadar Aar.

Apr 27, 2016
Waxaa beryahan danbe si wayn usoo shaacbaxay Maqalka erayga TAHRIIB kaasi oo aad ka maqlayso dhamaan Idacadaha ,Guryaha,Maqaaxiyaha,Wadooyinka iyo meelkasta oo Laba Qof oo Somaliyii ay isugu yimadaan ,iyada oo laga sheekaynaayo dhibatada aan kala joogsiga lahayn ee soo wajahday dhalintii Somaliyeed. Sida Runtaa hadii aan is idhaahdo Macnee Erayga “TAHRIIB” waxa ay ila tahay in uu ka yimi... 
Halkudheg:

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991)

Apr 27, 2016
ilinka 1985-ta ayuu taliskii Nabadda Qaranku ii diray safar shaqo oo aad u qalaf san inaan ku aado Itoobiya, si aan Dad qiime u lahaa taliskii xabashida ciidda ugu daro, ma ahayn markii ugu horaysay ee la ii diro Itoobiya dhawr jeer ayaan magac dul saar ah ku tagay laakiin markan waa ka duwanaa oo saraakiil Soomaaliyeed oo dalka ka baxsaday ayaa Xabashi lasoo saftay dagaalkii ay nagula jirtay ,... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaare Cumar “Heshiiska Garowe waa mid xal Soomaaliyeed lagu gaarayo”

Apr 4, 2016
Garowe, April 3, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa soo dhaweeyey heshiiskii caawa lagu saxiixay magaalada Garoowe, wuxuna ku dheeraaday sida ay lagama maarmaan u tahay in la helo xal maangal ah oo waqtigan kala guurka ah ee dalku marayo looga gudbi karo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa u mahadceliyey Dawladda iyo Shacabka... 

Isbaheysi loogu Magacdarey  RAJO  oo Qiimeyn ku Sameyn Doona Bulshada Soomaaliyeed oo looga Dhawaaqey Muqdisho

Apr 3, 2016
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu daahfurey Isbaheysi loogu Magacaderey Isbaheysiga Rajada Soomaaliya ,waxaana  Furitaankiisii  ka qayb galey Qaybaha kala duwana ee Bulshada iyo Bahda Saxaafadda  kale . Ugu horeyn axaa halkaa ka Hadley islamarkaana Faahfaahin ka bixiyey Ishabeysiga Rajo Cabdicasiis Maxamuud Maxamed oo ka mid ah Aas Aasayaasha Isbaheysiga , waxaana uu sheegey in Ujeedka loo Furey Isbaheysiga... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...