Home » Archive Maalinta March 20th, 2015

Daawo Sheekh Maxamed idiris oo digniin Culus u diray Madaxda Dalka, Kana Hadlay Hanti la lunsaday iyo Arimo kale oo Xasaasi ah oo Badda ay ka mid tahay+VIDEO

Mar 20, 2015
Muftiga weyn ee Soomaaliyeed Sh Maxamed Idris Axmed ayaa digniin culus u diray Madaxda Dalka Soomaaliya iyo cid walba oo doonaysa in ay Xil qabato, mar uu ka hadlayey Masjidka Abuubakar ee Magaalada Minneapolis, Wuxuuna Sheekha ka deyriyey hantida Qaranka oo la lunsanayo. https://www.youtube.com/watch?v=v23qdx7mU8c Sheekh ayaa garaacay Miiska waxaana isbadalay jawiga Masjidka isagoo ka hadlayey xog... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...