Home » Archive Maalinta January 2nd, 2015

Ambasadoor Cabdiraxmaan Diinaari “Dadka ku nool Gobolada Dhexe waxaan u hayaa oo Deeq Caddaalad haddii ay i doortaan”

Jan 2, 2015
“Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ayaa ii sheegey in hadii Xal loo helo Gobolada Dhexe Xal loo helyo Dalka oo dhan” Ambasadoor Cabdiraxmaan Nuur Maxamed ( Diinaari) oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweyninimo ee Maamulka loo sameynayo Gobolada dhexe oo u waramayey Warbaahinta qaar ayaa ugu horeyn waxaa la weydiiyey sababta ku kaliftey in uu u Tartamo Xilkaas ? wuxuuna ku jawaabey... 

Waa kee Sannadka Mudan inaan u Dabaal Dagno? Ha ku Dhex Milmin Gaallada “

Jan 2, 2015
Asalamu caleykum walaalahi Soomaaliyeed salaam kadib mahad oo idin alle ayaa iska leh nabigeena muxamadna nabad galyo korkiisa ha ahaato sheikh ma ahi laakiin waxaan rabaa inaan qoraal yar oo baraarujina idin soo gudbiyo wixii aan khaldo ama aqoontaydu I gaarsiinwaydo waan ka cudur daaranayaa. Fariintii shiikheena xafidulaah Shiikh Shibili )asc) ikhwaani, bacda salaan, caawa waxa laga dareemayaa... 

Xulashada Jimcaha: Xasuuqa ciidamada Kenya ay ku hayaan Muslimiinta Dalkooda

Jan 2, 2015
Laga soo billaabo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya horraantii 91kii, dowladaha Kenya Ehiopia waxay saameyn taban ku lahaayeen xaaladda iyo isbeddelada siyaasadeed ee waddanka Soomaaliya. Walow ay in muddo ahba socotay faragelinta qaawan ee waddamada deriska la ah Soomaaliya, haddana waxay ciidamada Kenya ka soo tallaabeen xadka NFD ( dhulkii Soomaaliyeed ee ay horay Kenya xoogga ugu haysatay)... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...