Home » Warar »

Go’aan Uu Guddoonka Baarlamaanka Ku Shaaciyey Xiliga Ay Bilaabanayaan Kulamadii kalsooni kala laabashada Ra’iisul wasaaraha

Qoraal ka soo baxay guddoomiyaa baarlamaanka DFS ayaa tibaaxay in 2da December 2014 la qaban doono kulanka gudagalka ajandaha Mooshinka kalsooni kala noqoqshada ra’iisul wasaaraha, waxaana ka doodista iyo go’aan ka gaaristana la soo gababayn doonaa Sabtida 6da December 2014.

Halkan ka akhri go’aanka guddoomiyaha baarlamaanka GUJI

Go’aan Uu Guddoonka Baarlamaanka Ku Shaaciyey Xiliga Ay Bilaabanayaan Kulamadii Baarlamaanka

Nov 29, 2014: Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta soo saaray go’aan uu ku shaacinayo xiliga ay dib u bilaabanayaan kulammadii Baarlamaanka ee uu dhowaan Guddoonku hakiyey.

Hadaba Hoos Ka Akhriso Go’aanka Guddoonka:-

baarlam176Halkan ka akhri go’aanka …

Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Ee Guddoonka Baarlamaanka

Media and Public Relation Office Of Speaker

Email:- Media@parliament.gov.so

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.