Home » Warar »

Xulashada Jimcaha: Xiirane & Xusuustiisii Nabadsugidda

Waa xusuus la yaab leh iyo gocasho xanuun badan. Waa casharro xiiso gaar ah leh oo noo soo gudbinaya xogo muhiim ah oo wax badan laga baran karo.

imageSomalitalk, waxay toddobadaadkan akhristeyaasheeda u soo xushay, qoraallo taxane ah oo uu noo soo diyaariyay F. Xiirane oo ahaa sarkaal ka tirsanaa Ciidankii Nabadsugidda Qaranka ( NSS), sanadihii u dhaxeeyay 1976kii ilaa 1991kii.

Halkan ka akhri

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Xulashada Jimcaha: Xiirane & Xusuustiisii Nabadsugidda "

  1. carabey says:

    Sallaanta islaamka kadib horta bahda somali talk waan idinka mahad cellinayaa qoraalladda qiimaha badan iyo xog fara badan oo halisteedda leh aad soo bandhigtaan wana kayd umadda afka somaliga ku hadllo ay mahdin donaan , sida kuwa ka hadlayo khiyaanadda qaran ee laga gallay dalka, ha noqoto barri ama badba, waxaan mahad khaas ah u jeedinaya cornal xiirane, waxaan ka codsan lahaa inaad buuggaadda xasuus qorka nnsta aad sheekadda si tartiib ah noga sheekayso illaah ba wax dilla, isaga noolleeya , qof kastana camalkiisa aya ka horeeyo, sheekadda si bay isugu qasan tahay, guud mar yar un baad na siisay lakin kolayba nafti hure ayaad ahayd waliba illaah siiyay cimri uu ku sheekeeyo ,1976kii marki aad howsha bilowday , sidaad degdegtan derajaddaas ku gaartay , howlihi kugu adkaa aad qabato …..iyo inta badan noloshaadda cadiga ah sidaad ahayd inti ku saabsan howl qaran aad qabato, inta qabyaalladda iyo qurunka iga reeb , ama ku dar, qabyaaladda waba qurunka qaranki la haraye,lakin sxb sheekadda 1990ki december ayaad dhaqsi ila aaday iyo sheekaddi samatar idin dhex martay,,,,, adigoonba 1980kii iyo inti ugu badnayd nooga sheekayn. ogow sheekaddaada waa guubaabo wadani sidan Aaminsanahay mahadsanid cornel xiirane.